Tuesday, August 18, 2026
Dadweynaha reer Somaliland ayaa hiirtii waaberi u dareeray codeynta doorashadda madaxtooyadda ka dhacaysa Somaliland, taas oo loo qorsheeyey in bisha November 13-keedda ka dhacdo. Guud ahaan shacabka Somaliland ayaa sii weyn oo qiiro ku jirto usoo wada baxay, kuwaas oo safaf aad u dhaadheer u galay sidii codkooda u dhiiban...
 Wasaarrada arrimaha dibada Mareykanka ayaa howlgalka midowga Africa AMISOM weydiisatay in ay ku sii nagaadaan dalka Soomaaliya oo aysan ka bixin, madaama wali ay jirto khatar dhinaca nabad-galyada ah. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan habooneyn in ciidamada AMISOM ka baxaan dalka Soomaaliya xili Al-shabaab ay kordhayeen weerarrada Isqarxinta ah. ‘’Ma...
Xiisad Colaadeed ayaa ka bidhaamaysa Barriga Gobolka Sool kadib markii ciidamo Puntlan ka socda la keenay degaano aanay horay u joogi jirin oo ka tirsan degmada Taleex. Ciidankan ayaa la sheegay in ay ka hortegayaan doorashada madaxnimada Somaliland. Xidhiidh aan la samaynay degaano badan oo ka tirsan degmada Taleex ayaa waxa...
  Afhayeenka dhinaca howlgalada u qaabilsan Al-shabaab Cabdicasiis Abuu-Muscab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war ka soo baxay dowladda Soomaaliya oo lagu sheegay in ay bur buriyeen saldhigii ugu ballaarnaa Al-shabaab ee degmada Jilib gobolka Jubbada dhexe. Afhayeenka ayaa sheegay in sheegashada dowladda ee ah in ay weerareen degmada Jilib...
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay soo saartay jawaabtii ugu horraysay ee ay ka bixisay booqashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku marayo qaaradda Aasiya. Bayaanka ayaa waxaa gaashaanka loogu daruuray waxa ay ugu yeertay booqashada loogu durbaan tumayo dagaalka, taas oo aanan ka hor istaagi doonin Waqooyiga dhismaha barnaamijkeeda...
Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa waxa ay soo saartay jawaabtii ugu horraysay ee ay ka bixisay booqashada Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku marayo qaaradda Aasiya. Bayaanka ayaa waxaa gaashaanka loogu daruuray waxa ay ugu yeertay booqashada loogu durbaan tumayo dagaalka, taas oo aanan ka hor istaagi doonin Waqooyiga dhismaha barnaamijkeeda...
  Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay khasaare ballaaran lagu gaarsiiyay Al-shabaab weeraro is daba joog ah iyo duqeyn ka dhacday gobollada Baay iyo Shabeellaha Dhexe. Samantha Reho oo ah Afhayeen u hadashay taliska Mareykanka ayaa sheegtay weerararo dhacay Sabtidii iyo Jimicihii lala beegsaday xubno muhiim oo ka tirsan Al-Shabaab. Waxaa ay sheegtay in...
  Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo maalintii shalay shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeybgalleen Wakiillo ka kala socday beesha caalamka ayaa dalbaday in laga gacan siiyo dowladda dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab. Kheyre ayaa beesha caalamka u sheegay in ay jirto fursad looga adkaan karo Al-shabaab madaama...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus oo leysku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka galinkii danbe ee shalay uu halka ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kaddib markii ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo ku...
Wadaadka mudadda dheer xabsi guriga ku ah magaalada Muqdisho Sheekh Xassan Daahir Aweys kana mid ahaa saraakiishii sar sare ee Ururka Al-shabaab kaddib markii uu bur buray Ururkii uu madaxda ka ahaa Xisbul Islaam ayaa fariin u diray dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaaho Farmaajo. Xassan Daahir oo fariintiisa...