Tuesday, August 18, 2026
Waxaa lagu wadaa in goor dhaw oo maanta ah ka soo degaan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho diyaarad ka imaaneysa Turkiga, taasi oo sida 10 ka mid ah dhaawacyadii Bishii October loo qaaday dalka Turkiga kuwaa oo la sheegay in ay xaaladooda caafimaad wanaagsan tahay. Garoonka waxaa ku sugan mas’uuliyiin ka...
                    Tirinta codadkii maanta laga dhiibtay doorashada madaxtinimada Soomaaliland ayaa billaabatay kaddib markii dadku ay shalay codadkooda dhiibteen. Doorashadan ayaa u muuqata mid Soomaaliland ay ku xoojineyso ololaha ay ku doonayaan in lagu aqoonsado in ay dal madaxbannaan yihiin. Xarumaha codeynta oo la furay saaka 6-dii aroornimo ayaa la xiray 6-dii maqribnimo....
Guud ahaan marka la eego deegaannada Soomaaliland waxaa si habsami leh uga soconaya doorashada madaxweynaha oo wali waxaa la arkayaa dadka oo safaf dhaadheer ku jira si ay codkooda u dhiibtaan. Waxaa ku tartamaya saddexda Xisbi ee kala ah Kulmiye, WADANI iyo UCID oo ay kala hogaamiyayaan saddexda musharax madaxweyne...
Saddexda Musharax ee xisbiyadda Somaliland iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa ka codeeyey xarunta hay’adda shaqaalaha ee badhtamaha magaaladda Hargeysa. Madaxda sarsare ee xukuumadda iyo hogaamiyeyaasha xisbiyadda ayaa ka codeeya xaruntan, waxaanay codbixiyeyaasha ugu baaqeen inay si nabadgalyo ah codka u dhiibaan,isla markaana u dul qaataan kulaylka cadceedda iyo xidhiidhiga safafka...
  Baarlamaanka Soomaaliya ayaa meel mariyay Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga madaxa -banaan la dagaalanka Musuqmaasuqa kaddib kulan ay ku yeesheen xildhibaannada magaalada Muqdisho. Xildhibaanada ayaa cod u qaaday Hindise Sharciyeedka Dhismaha Guddiga madaxa- banaan ee la dagaalanka musuqmaasuqa, waxaana ogolaaday 141 xildhibaan, ma jirin xildhibaano diiday iyo kuwa ka aamusay intaba. Sharcigaan...
Mareykanka ayaa kordhiyay weerarada Cirka ah oo lagu bartilmaameedsanayo Ururada Al-shabaab iyo Daacish ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya. 24 saac ee la soo dhaafay  Mareykanku waxaa uu gudaha dalka Soomaaliya uu ka geystay Saddex weerar oo duqeyn cirka ah oo lala eegtay Al-shabaab iyo Daacish. Weerarradii ugu dambeeyay ee Maraykanku...
Soomaalida dagan Magaalada Atlanta ee xarunta gobolka Georgia, ayaa xalay iskugu timid xaflad lagu taageeraayo Ahmed Hassan oo 7-dii bishaan November, mar kale ku guuleysatay Golaha deegaanka Xaafada Clarkston ee degmada DeKalb ee Magaalada Atlanta. Axmed Xasan oo ah siyaasiga kaliya ee Soomaaliyeed ee laga doortay gobolkaan, ayaa Sagaal Musharax...
Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa walwal ka muujiyay dagaallada ka bilaawday qeybo ka mid ah gobollada dalka gaar ahaan gobolka Shabeellaha dhexe oo uu ka arimiyo maamulka uu madaxweynaha ka yahay. Madaxweyne Waare ayaa muujiyay in maamulkiisa wax watashi ah lagala sameyn dagaallada ka socda deegaanno hoostaga...
  Koox hubeysan ayaa xalay ku dilay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Howlwadaag mid ka mid ah ergadii soo doortay xildhibaannada baarlamaanka oo lagu magacaabi jiray Xasan Jaciir. Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegatay dilka nabadoonka oo ka mid ahaa ergadii soo doortay xildhibaannada baarlamaanka ee ka soo jeeda maamulka Hirshabeelle. Al-shabaab oo war...
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay soo baxayeen warar sheegaya in gadiid qaraxyo sida soo galleen magaalada Muqdisho ayaa waxaa arintaan beeniyay taliska ciidamada booliiska Soomaaliyeed. Jen. Mukhtaar Xuseen Afrax oo ay ku-simaha taliyaha booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah oo lagu qalqal gelinayo shacabka. “ Wararka...