Dawladda Canada ayaa ku dhawaaqday in ay eriday safiirka Venezuela Wilmer Barrientos Fernández iyo Ángel Herrera oo shaqada ku siisimayay.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Canada Chrystia Freeland ayaa sheegtay in qorshahaasi uu aargoosi u yahay dublamaasigii ugu sareeyay safaaradooda oo dhawaan laga soo eryay Caracas.
Venezuela ayaa Canada ku eedaysay in...
Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan aan caadi ahayn ay ku yeeshaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe maadaama Golaha Wasiirada cusub oo maanta la horgeyn doono.
Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in Talaadada maanta Golaha Wasiirada...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo fiidnimadii xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii xoogaga Ururka Al-Shabaab ay weerareen Laba kontorool oo ciidamada Dowladdu ku leeyihiin dhinaca Galbeed ee degmada.
Xoogagga Al-shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa la sheegay in ay...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada dalka ka jira.
Waxaa maalintii shalay gaaray magaalada Baydhabo guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen...
Waxaa magaalada Beledweyne sanadkii labaad lagu soo gabagabeeyay Bandhigga Buuggaagta Hiiraan Book Feir kaa oo ay ka soo qeybgalleen Qoraayaal ka kala yimid gobollada kala duwan ee dalka.
Faarax Maxamed Xiirane (Faarax Lamaane) oo ah madaxa Carwada Buuggaagta Hiiraan ayaa sheegay in Bandhiggan ujeedada laga leeyahay tahay is dhaxgal bulsho...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.
Safarka Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Baydhabo ayaa lagu sheegay in ay uu la xiriiro sidii uu uga qeybgali lahaa shirka ay isugu imanayaan madaxda Baarlamaanada dowlad goboleedyada iyo baarlamaanka Federalka iyadoo...
Xaflad balaadhan oo lagu soo dhaweynayey Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Salat (Oomaar) oo socdaal ku yimid Wadankan Canada ayaa ka dhacdey xarunta Northgate Lions ee magaalada Edmonton ee caasimada Gobolka Alberta Canada.
Xaflada Soo weynta wasiirka ayaa waxaa soo abaabulay Jaalliyada Soomaalida...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid hufan sida tii 2017 ka oo guul muhiim ah ay ka soo gaartay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Hey’adda Lacagta Aduunka ee IMF ayaa qiimeysay waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda...
Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha amaanka dalkaasi Kenya ayaa sheegaya in ay ku jiraan feejignaan xoogan inta lagu guda jiro maalmaha ciida masiixiyiinta.
Sargaal diiday in magaciisa warbaahinta loo adeegsado ayaa sheegay in ay ka digayaan weerarro suurta gal ah in Al-shabaab ay ka geestaan todobaadyada iidaha kirishtanka magaalooyinka...
Magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa gelinkii dambe ee shalay ka degtay Helicopter siday Sarkaal Shabaab ka soo goostay, kaasi oo Saraakiil ka tirsan Koonfur Galbeed ay ka soo kaxeeyeen deegaan ka tirsan Gobolka Baay.
Cabdulle Isaaq oo ah Taliyaha Howlgelinta ciidamada maamulka Koonfur Galbeed,...
















