Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in saakay xaaladu ay degan tahay, kadib markii shalay magalada uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda Puntland iyo Galmudug.
Dagaalka Gaalkacyo ayaa waxa uu ka dambeeyay kaddib markii la isku...
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ayaa lagu waramayaa howlgal qorsheysan kula wareegeen saldhigo Al-shabaab ku lahaayeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa lagu waramayaa in weerar dhowr jiho ah oo ay ku qaadeen deegaanka Abiikaroow ugu danbeyntii u suurtagashay in ay...
Maanta oo Jicmo ah ayaa lagu wadaa in magaalada Beledweyne gaaraan labada guddoomiye baarlamaanka ee Jabuuti iyo Soomaaliya Maxamed Cali Xumud iyo Prof Maxamed Cismaan Jawaari.
Socdaalka wafdiga labada guddoomiye si rasmi ah looma oga hasse ahaatee wararka qaar ayaa sheegaya in qorshaha wafdiga Jabuuti yahay in ay booqdaan saldhigyada...
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Yaariisoow ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in ay u diyaar garoobeyso shirar caalami ah oo dhici doona bilowga bisha December ee sanadkan.
Kulamadan oo uu shir guddoomin doono madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Maxamed Farmaajo ayaa waxaa ka qeyb geli doona xubno ka socda beesha caalamka iyo...
Madaxweynaha la doortay ee somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta markii ugu horeysay si kadis ah kula kulmay goob fagaare ah gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro.
Madaxweynaha la doortay iyo musharaxii doorashadda lagaga adkaaday ayaa isku arkay aas qaran oo Hargeysa loogu sameeyey marxuun...
Shirka maanta oo uu shir gudoominayay madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa diiradda lagu saaray arimo kala duwan oo uu ka mid yahay ammaanka iyo weliba sidii deegaanada ay Shabaab gacanta ku hayaan ee Jubaland looga saari lahaa.
Ajendayaasha shirka looga hadlayay waxaa ka mid ahaa, arimaha ammaanka, dib...
Max’ed Cali Xumad Gudoomiyaha baarlmanka dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halkaa oo ay si diiran ugu soo dhaweeyay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu kamid yahay gudoomiyaha baarlamanka dalka Mudane Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari.
Sida uu gudoomiyuhu u sheegay warbaahinta, mudada uu joogo Muqdisho...
Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa kulamo muhiim ah la qaatay qaar kamid wasiirada Itoobiya .
Wasiirada uu la kulmay Gaas ayaa kala ahaa wasiirka Ganacsiga Mr. Bekele Bulado,wasiirka Customka iyo xuduuddaha iyo Wasiirka Canshuuraha iyo Ganacsiga Mr. Molges...
Sucuudiga iyo Iiraan oo ah labo dal oo daris ah, misna xoog badan ayaa si weyn ugu hardamaya midkoodii ku ku gacan sarayn lahaa gobolka Bariga Dhexe.
Loolankan oo soo jirey tobonnaan sano ayaa sababta ugu weyn ay tahay wax salka ku haya diinta, taas oo ah kala duwanaanshaha mad-habka...
Maamulka Gal-Mudug ayaa tacsi u diray ehelada iyo Qaraabada xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo shalay galinkii danbe lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.
Sidoo kale Galmudug ayaa dalbatay in Cadaalad la horkeeno gacan ku dhiiglaha ka dambeeyay dilka Xildhibaanka , xilli dowladda Somalia ay wad-do baaritaano la xiriira sida...


















