Wednesday, August 19, 2026
  Dowladdaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa kala saxiixday mashaariic hormarineed oo ku kacaya lacag dhan $ 200 oo million oo dollar. Waxaa uu sheegay wasiirka in mashaariicdan dhamaantood yihiin kuwo hormarineed oo isugu jira, Shaqo Abuur, Dib u Dhis iyo Kobcinta Shaqaalaha dalka. Waxaa uu sidoo kale sheegay in mashaariicdan qeyb ka...
Madaxwayne Uhuru Kenyatta ayaa wacad ku maray in uu xallin doono kala qaybsanaanta ka dib markii xilka madaxwaynanimada loo dhaariyay markii labaad,xaflad ay qaadaceen mucaardka. Khudbad uu jeediyay ka dib caleema saarka oo ka dhacday caasimadda Nairobi,waxa uu sheegay in uu la shaqayn doono qaar ka mid ah fikradaha mucaaradka...
Maxkamadda sare ee Dastuuriga Somaliland ayaa maanta ku dhowaaqday in doorashaddii madaxtooyadda ee ka dhacday Somaliland uu ku guulaystay xisbiga kulmiye,isla markaana waxay shaaciyeen in aanay jirin wax cabasho ah oo loo soo gudbiyey. Maxkamadda sare ayaa sheegtay in sharciga uu dhigayo in muddo todobo cisho gudahood oo ka bilaabmaysa...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaallaha Gamal Mohamed Hassan, Wasiirka Amniga Guddaha Mohamed Abukar Isloow iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mahad Da’uud ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho wafdi ballaaran oo ka socda dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay Khalifa Jassim Al kuwari oo ah agaasimaha...
Munaasabad sagootin ah ayaa loogu qabtay Aqalka dowladd hoose ee Xamar guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi uu horkacayo oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa magaalada Muqdisho. Munaasabada oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaaadir, waxaana ka qeyb-galay ku-simaha madaxweynaha Soomaaliya ahna guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Guddoomiye ku...
Saraakiisha booliiska Australia ayaa sheegay in xabsiga la dhigay Nin dhalinyaro ah oo Asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay weerarro ka dhan ah dadka Australianka ah xilliga Ciidda Masiixiga. Qofkan la xiray oo aan magaciisa ilaa iyo hadda la shaacin ayaa laga soo qabtay...
Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee AFRICOM Qoraal ka soo baxay waxaa lagu sheegy in ciidamada Mareykanka oo garab ka helaya ciidamada dowladda Soomaaliya Duqeyn la beegsadeen xoogag ka tirsan Ururka Daacish, kuwaa oo ku dhuumaaleysanaya deegaanno ka tirsan Puntland. Saraakiisha Miliytariga Mareykanka ayaa xaqiijiyay sida ku cad Qoraalkooda in duqeyntaasi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa la kulmay Madaxweynaha Seychelles Danny Faure, iyagoo ka wada hadlay xiriirka labada dal u dhaxeeya. Wasiirka ayaa sheegay in Madaxweynaha Seychelles uu soo dhoweyn wanaagsan kala kulmay, isla markaana xusay inuu ku faraxsan yahay inuu qaabilo wafdi ka socda Soomaaliya. “Madaxweynaha Seychelles wuxuu...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in tiro ka badan 20 ruux lagu dilay dagaalo u dhaxeeyay Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee Itoobiya. Wararku waxaa ay sheegayaan in labadan Qowmiyadood uu u dhaxeeya muran dhinaca sohdinta deegaannada labada qowmiyadood ay deegaan, gaar ahaan deegaannada Ismaamulka labada dhinac. Afhayeen u hadlay dowladda Itoobiya ayaa...
 Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ku sugan magaalada Riyad ee dalka Saudi Arabia ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay magaalada Riyad ee Boqortooyada Sucuudiga. Ra’iisal wasaare ku-xigeenka ayaa u kuur galay qaabka ay u shaqeyso Safaaradda iyo howlaha ay u qabato bulshada Soomaaliyeed, kadibna...