Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah furay diiwaangalinta ciidamada xoogga dalka oo markii ugu horeysay Askari walba mushaarkiisa uu ku qaadan doono Account u gaarka ah.
Arintan oo uu hormuud ka yahay Wasiir Beyleh ayaa ujeedkeedu waxaa ay tahay in laga maarmok habkii hore ee kaashka...
Wasaaradda Amniga dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaalle ayaa mar kale ku wargalisay mas’uuliyiinta dowladda in aysan wadan karin tiro ka badan Afar ilaalo ah oo ku hubeysan Qoriga AK47ka.
Waxaa uu sheegay in dhowr bilood awaamiirta ay bixiyeen ay shaqeysan laakiin maalmihii ugu danbeeyay la arkayay in mas’uuliyiinta...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Ra’iisulwasaaraha Britain Theresa May u sheegay in ay diiradda saarto argagixisada UK ka dib markii ay ku dhaliishay in uu sii faafiyay muuqaalo ay Muslim nacayb ku jiraan oo ay baahiyeen qolyaha garabka Midig.
“Ha igu mashquulin ee diiradda saar kooxaha argagixisada ah ee xagjirka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray caasimada dalka Ivory Coast ee Abidjan ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee Félix Houphouët-Boigny Madaxweyne ku xigeenka dalkaas Daniel Kablan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Marcel Amon Tanoh iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda dalkaas.
Madaxweynaha iyo...
Dowlada Maraykanka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday in dad rayid ah lagu dilay howlgalo laga fuliyay beer ku dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose 25kii August ee sanadkan.
Qoraal rasmi ah oo ay soo saareen Milatariga Maraykanka ayaa lagu sheegay in dadka howlgalkaa lagu diley ay ahaayeen “Kuwo...
Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.
Golaha wasiirada cusub waxaa ka dhax muuqday xubno horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray.
Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn habeen hore dayuuradaha Maraykanku ka geysteen duleedka degmada Qandala ee Gobolka Bari taasoo lala beegsaday fariisin kooxda Daacishta Soomaaliya ku laheyd deegaankaas.
Duqeyntaas ayaa waxaa ka soo baxayay illaa xalay warar sheegaya in lagu dilay Sarkaal Sare oo ka tirsan Kooxda Daacish,...
Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale labo bilood ka dib ah waxay tijaabisay gantaal ballastic ah, iyadoo Saraakiisha milateriga ee Kuuriyada koonfureed ay sheegeen in gantaalkani laga soo ganay mel u dhaw magaalada Pyongyang, uuna dul maray Bariga dalkaasi.
Khubaro ka faalooda arrimaha dalkaasi ayaa sheegay in xukuumadda Pyongyang ay horumarineyso...
Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ee ka howlgala gudaha dalka Kenya ayaa weerar saf mar ah ah ku qaaday gelinkii dambe ee Talaadadii kolonyo ay la socdeen ciidamo ka tirsan Booliska Kenya.
Xoogagga Al-shabaab ayaa weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo ay la socdeen ciidamada Booliiska kuwaa oo ku socdaalayay...
Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bilaabay diiwaan gelinta xisbiyada siyaasadeed ee dalka Somalia.
Guddiga ayaa soo bandhigay magacyada iyo astaanta xisbiyada uu illaa hadda diiwaan geliyey, wuxuuna ka codsaday haddii ay jiraan ururo iyo heyadda horey loogu diiwaan geliyey astaamahan iyo magacyadan iney guddiga la soo xiriiraan.
Hoos ka...


















