Wednesday, August 19, 2026
                          Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay xubnihiisa golaha wasiiradda maalin kaddib markii loo dhaariyay xilka madaxweynaha munaasabad shalay ka dhacday xarunta madaxtooyada. Golaha wasiiradda cusub ayaa waxaa ka dhax muuqda oo dib u soo noqday Afar Wasiir oo horey uga tirsanaa xukumadii Siilaanyo kuwaa oo kala...
Taliska ciidamada ee Africa,ayaa codsaday in baaritaan dheeri ah lagu sameeyo weerarkii bishii August ka dhacay deegaanka Barriire hadii ay jiraan dad rayid ah oo lagu dilay. Weerarka deegaanka Barriire lagu qaaday ayaa si wada jir ah waxaa u fuliyay ciidamo Mareynkanka oo ku sugan Soomaaliyo iyo ciidamo ka tirsan xoogga...
  Iyadoo maalmihii ugu danbeeyayba ay soo baxayeen warar sheegaya in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya saxiixeen mooshin ka dhan madaxda sre ee dowladda, ayaa markii ugu horeysay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka waxaa uu sheegay in uu laabtay mooshin uu horay u saxiixay. Xildhibaan Cabdullaahi Shaacir oo ka mid ah baarlamananka...
Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya ayaa saddexdii cisho ee la dhaafayba ku dagaalamaya qeybo ka mid ah degmada Kaaraan, waxaana la sheegay in dagaalkan ay ku dhinteen ilaa saddex Askari oo ka wada tirsan ciidamada dowladda. Dadka degmada Karaan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalka uu salka...
                        Warar kala duwan ayaa ka soo baxay Qarax subaxnimadii hore ee saakay ka dhacayXarunta School Polizio oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed Warar kala duwan oo ka soo baxaya Qaraxa ayaa sheegaya in qof Ismiidaamiye ah oo ku Qarxay Barxda Dugsiga xili ay halkaa isku diyaarinayeen ciidamo...
Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa ka furmay shir madaxeedka waddamada Islaamka oo ay kaga hadlaan jawaabta ay ka bixinayaan go’aankii dhowaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu magaalada Jeresalem ugu aqoonsaday caasimaddda Israa’iil. Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan oo xilligan haya guddomiyennimada madaxda waddamada Islaamka ayaa cambaareeyey go’aankaasi, waxaana uu ugu baaqay...
                                  Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo mudooyinkii ugu danbeeyay safarro kala duwan ku marayay qeybo ka tirsan gobollada Bay iyo Bakool ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Waxaa safarka ku wehlinayay wasiirkii hore ee gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/rashiid C/laahi Max'ed. Wafdiga ayaa waxa soo dhaweeyay madax ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland...
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland ayaa sheegay in shantii Soomaaliyeed ay Soomaaliya oo kaliya ka maqnayd munaasibadda caleemo saarka, waxaanu taas ku sababeeyey in aanay Somaliland u aqoonsanayn qaran madax banaan. Sidoo kale, waxa uu Soomaaliya usoo jeediyey si ay dalkeedda wax ugu qabato oo ay ka madax banaanaato ku tiirsanaanta...
Dhawaan ayeey aheyd markii xoogag ka tirsan Al-shabaab dab ku qabadsiiyeen deegaanka Maroodile ee hoostaga degmada Beledweyne Lix gaadiid kuwa Xamuulka qaado ah iyo badeecadii saarneyd intaba. Gadiidka ayaa la sheegay ay ku sii jeedeen deegaanno ka tirsan gobollada Baay iyo Bakool iyo dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya, waxaana halka ku...
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow ansixiyay Miisaaniyadda sanadka 2018, kaddib markii dood adag ay ka yeesheen Miisaaniyadda oo ay horay u soo ansixiyeen Golaha Wasiirada. Kulanka Baarlamaanka oo uu shir guddoominayay Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Ibraahim Muudey ayaa waxaa soo xaadirtay 164 Xildhibaan. Dood Xildhibaanada ka yeesheen Miisaaniyaddan oo dhowaan...