Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Taliyaha Militariga C/wali Jaamac Gorod iyo Taliyaha Ciidamada Puntland Saciid Dheere ayaa saaka ka bilaabay magaalada Gaalkacyo furitaanka waddooyinkii ku xirmay dagaalada.
Ololaha wado furista ayaa ka dhashay gogol nabadeed oo uu fidiyay Taliyaha Milateriga Jen. Gorod, kaasoo shalay ka furmay magaalada Gaalkacyo, waxaan...
Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in la soo xiro Kalfadhiga labaad ee Golaha shacabka, iyadoo Xildhibaanada ay geli doonaan fasax.
Prof Maxamed Cismaan Jawaari guddoomiyaha golaha Shacabka ayaa todobaadkii hore ku dhawaaqay in 16-ka bishan la soo xiri doono kulamada baarlamaanka.
Kalfadhiga labaad oo soo bilowday bishii July ayaa...
Ugu yaraan 65 qof oo Soomaali ah ayaa lagu dilay xadka ay wadaagaan dowlad degaanada Oramada iyo Soomaalida ee dalka Itoobiya.
Dadkaan ayaa waxaa dilay ciidamada la sheegay in ay yihiin kuwa ay leedahay dowlad degaanka Oramada ee dalka Itoobiya.
Dadka ayaa ku wada sugnaa hal meel, waxaana la sheegay in...
Dabley hubaysan ayaa toogasho ku diley Nin ka mid ahaa Ganacsatada Magaalada Laascaanood fiidnimadii caawa isagoo ku sugnaa Bakhaar uu lahaa hortiisa.
Dableydan oo aan weli la aqoonsan ayaa Rasaas ku furay ninkan oo lagu magcaabi jirey C/naasir Cumar Shaacuur, xili uu u kicitimayey masaajidka salaadii cishe.
Goob joogayaal ayaa WARSOM...
Wasiirada Difaaca dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbatay Mareykanka in la kordhiyo taageerada uu u fidiyo Soomaaliya iyo weerarada xagga cirka ee looga horjeedo kooxda Al-shabaab.
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Difaaca Maxamed Cali Xagaa ayaa sheegay in taageerada Mareykanka ay qeyb libaax ka qaadan karto dadaalka lagu burburinayo Al-shabaab, islamarkaana howlgalada...
Danjiraha dowladda Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobe Nikki Haley,ayaa soo bandhigtay wax ay sheegtay in ay yihiin gantaalo ay dowladda Iiraan siisay mucaaradka Yaman.
Gantaaladan ayeey Xuutiyiinta u isticmaaleen weerar ay ku qadeen dhulka Sacuudiga, taasoo ka dhalatay in Sacuudiga weeraro is daba joog ah qaado.
Mar ay ka hadlaysay haraadigii...
Warbixin lagu daabacay Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa lagu sheegay in la musuq-maasuqay Saadka looga tala galay ciidamada xoogga dalka Sooomaaliya,taasoo Mareykanka uu ku tilmaamay mid aan la qaadan karin.
Genaraal C/qaadir Sheekh Cali Diini Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Somaliya ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatada ka dhalan karta go’aanka...
Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in inti lagu guda jiray doorashadi madaxtinimo ee Kenya ka dhacday sanadkan, ay ciidanka boolisku kufsadeen tiro Haween ah islamarkaana jirdil u geysteen dad rayid ah.
Warbixin cusub oo soo saartay Hay’addan, ayeey ku sheegtay in ay dhaceen Xad-gudubyo baahsan oo...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiiru-dowlaha Maaliyadda dowlad gobolleedka.
Magacaabistan ayaa looga dhawaaqay shirkii golaha Wasiirada maamulka Koonfur Galbeed ee Khamiistii shalay ayaa looga dhawaaqay magacaabistan.
Maxamed Nuur Madoobe Nuunoow ayaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed, kadib markii Madoobe...
Ku-simaha Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jen Mukhtaar Xusseen Afrax ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar ismiidaamin ah oo saakay lagu qaaday Dugsiga tababarka Booliiska ee Gen Kaahiye.
Jen Mukhtaar ayaa sheegay in weerarkaas ay ku dhinteen 18 Askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliiska Soomaaliyeed halka 15 kalana ku...


















