Qaraarkan oo ay soo diyaarisay dowlada Masar ayaa maanta oo Isniin ah cod u qaadaya golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana looga codsanayaa in Golaha wax kama jiraan kasoo qaado go’aankii Donald Trump ku sheegay Quddus inay caasimad u tahay Israel.
Qaraarka ay soo diyaarisay dowlada Masar oo xubin ka...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadi maanta sheegay in Dowladiisu rajeyneyso in ay safaarad ka furato caasimada Falastiin ee Bariga Quddus, mustaqbalka.
Wuxuu sheegay in Bariga Quddus ay hadda heysato Israel sidaasi daraadeedna aysan ka furan karin wax safaarad ah, balse ay rajeynayaan in ay soo dhawaatay maalmihii ay...
Ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiray inta badan wadooyinka Magaalada Muqdisho, iyagoo joojiyey dhamaan gaadiidka dadweynaha ee wadooyinkaas isticmaali jiray.
Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Maka Al-Mukarama, nawaaxiga Km4, isgoysyada Zoope iyo Banaadir iyo qaar kale.
Ciidamada Amaanka dowlada Somalia oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka iyo hubka noocvadiisa...
Faah faah dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay lagu qaaday hoyga Magaalada Muqdisho uu ka degan yahay Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame oo ku yaalla Degmada Wadajir, gaar ahaan meel ku dhaw Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.
Ciidamada dowladda ayaa beegsaday gurigaasi, saqdii dhexe ee xalay, waxaana halkaasi ka...
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Muuse Biixi ayaa lagu magacaabay Duuliye Sare (Capt) Cabdi Maxamed Rodol maareeyaha Guud ee Hay'adda Duulista Somaliland.
Duuliye Sare Cabdi Rodol ayaa wuxuu ka mid ahaa duuliyayaashii sharikaddii Somali Airlines, wuxuuna ahaa madaxa duuliyayaasha (Chief Pilot) Somali Airlines. Duuliye Rodol ayaa burburkii dowladdii dhexe...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdwali Jaamac Gorod ayaa sheegay in marnaba wax saameyn ah ku yeelan doonin ciidamada militariga lacagta uu ka joojiyay Mareykanka.
Isaga oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayuu sheegay in qorshahoodu yahay isku tashi , islamarkaana ciidamada xoogga dalka saameyn doonin go’aanka...
Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulankii ugu horeeyey la yeeshay golihiisa wasiiradda ee cusub, waxaana shirkaasi laga soo saaray toddoba qodob oo iyaga khuseeya.
Fadhigan golaha wasiiradda waxa ka soo qaybgalay 31 xubnood oo ka mid ah 32 xubnood ee golaha wasiiraddu ka kooban yihiin.
Madaxwyne Muuse Biixi...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Abal ee gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa maleeshiyaad Mukhtaar Rooboow ee halkaasi ku sugan iyo sidoo kale dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab.
Deegaanka Abal ayaa waxaa ku xooggan maleeshiyaadka Mukhtaar Roobow, waxaana bilihii lasoo dhaafay kaabiga...
In ka badan 60 qof oo Shacab ah oo dhashay dalka Yemen ayaa ku dhintay duqeyn ay shalay dowladda Sucuudiga ay ka fulisay goobo ay ku sugan yihiin Xuutiyiinta.
TV-ga Al-Masirah ee Yemen ayaa sheegay in diyaaradaha Sacuudiga ay duqeyn ku dileen degmada Mawza ee galbeedka gobolka Ta’izz ku dhawaad...
Madaxwayanahii Hore ee Maamulkii Xibin Xeeb Maxamed Cabdulaaahi Aadan Tiicey oo mudo Afar Sano iyo dhawr bilood ku xirnaa dalka Biljim ayaa Isbuucaan dib u helay Xoriyadiisii,
Waxuuna fiidnimadii xalay oo Jimce aheed uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaaladda Minneapolis oo Madaxwaynahu daganaa Labaatan sano ,isagoo uga baxay Jaamacaada...


















