Wednesday, August 19, 2026
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaalada Jowhar, kaddib markii kulankii maalintii shalay uu u baaqday Kooram la’aan. Kulamo is daba joog ah oo maalmihii ugu danbeeyayba ka soconaya magaalada Jowhar yeey madaxda maamulk Hirshabeelle uga raadidayeen xildhibaannada in ay meelmariyaan golaha wasiirada...
  Maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay War la sheegay in uu kasoo baxay Kooxda Xuutiyiinta oo ku aadana in ay gantaallo ku garaaci doonto Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera Muuqaal dhawaan lagu baahiyay Baraha Bulshadda ayaa lagu soo bandhigay Rag u muuqday in ay ka tirsan yihiin kooxda Xuutiyiinta ee ka...
Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar kamid ah xaaladaha nolaleed ee ugu adag adduunka, malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ula qabsan lahaayeen cawaaqibkii ka dhashay abaarta. Amni darradu waa xaqiiqo nololeed oo heysata qof kasta, Sanadka 2017ka wuxuu soo maray xilliyo badan oo aad u khatar badan, oo ay...
Magaalada ganacsiga Tog-wajaale ayaa suuqeeddii weynaa xalay xilli dambe gubtay, waxaana la sheegaya in khasaare badan uu sababay. Magaalada Wajaale ayaa ah magaalo xudeed ay wadaagaan Somaliland iyo Itoobiya, waana suuq weyn oo ay ka adeegtaan shacabka reer Itoobiya. Inkasto wali la qiimeyn khasaaruhu inta uu leeg yahay, haseyeeshee waxa la...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faray Taliska Ciidanada xoogga dalka in Saraakiisha dhalinyarada ee dibadda lagu soo tababaray loo magacaabo hoggaanada iyo qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Jen C/wali Jaamac Gorod ayaa ku dhawaaqay in Saraakiil dhalinyaro lagu wareejin doono hoggaanada iyo qeybaha...
  Dawladda Canada ayaa ku dhawaaqday in ay eriday safiirka Venezuela Wilmer Barrientos Fernández iyo Ángel Herrera oo shaqada ku siisimayay. Wasiirka arrimaha dibadda ee Canada Chrystia Freeland ayaa sheegtay in qorshahaasi uu aargoosi u yahay dublamaasigii ugu sareeyay safaaradooda oo dhawaan laga soo eryay Caracas. Venezuela ayaa Canada ku eedaysay in...
Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta lagu wadaa in kulan aan caadi ahayn ay ku yeeshaan Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe maadaama Golaha Wasiirada cusub oo maanta la horgeyn doono. Xildhibaan Maxamed Yuusuf Coloow oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa xaqiijiyay in Talaadada maanta Golaha Wasiirada...
  Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo fiidnimadii xalay ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii xoogaga Ururka Al-Shabaab ay weerareen Laba kontorool oo ciidamada Dowladdu ku leeyihiin dhinaca Galbeed ee degmada. Xoogagga Al-shabaab ee weerarka soo qaaday ayaa la sheegay in ay...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada dalka ka jira. Waxaa maalintii shalay gaaray magaalada Baydhabo guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid ahaayeen...
Waxaa magaalada Beledweyne sanadkii labaad lagu soo gabagabeeyay Bandhigga Buuggaagta Hiiraan Book Feir kaa oo ay ka soo qeybgalleen Qoraayaal ka kala yimid gobollada kala duwan ee dalka. Faarax Maxamed Xiirane (Faarax Lamaane) oo ah madaxa Carwada Buuggaagta Hiiraan ayaa sheegay in Bandhiggan ujeedada laga leeyahay tahay is dhaxgal bulsho...