Wednesday, August 19, 2026
https://youtu.be/RHCug9Szjhs Qaar ka mid ah Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka ayaa gal dacwadeed lid ku ah Weeararkii lagu Qaaday  Xarunta Xisbiga wada jir oo ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux ka futay Maxkamada Cidamada Qalabka sida Iyada oo uu horey u sheegay Xeer ilaaliyaha guud ee Dowaldda federaalka Axmed Cali Daahir...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo la hadlay VOA ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo dowlad kale ka amar qaatay oo ka howlgala dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho. Hadalka Wasiirka ayaa imanaya kaddib markii Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid Warbaahinta u sheegay in ciidamadii...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid. Qoraal kooban oo la soo dhigay Bogga Twitter -ka madaxweynaha ayaa  ku amray taliyaha ciidamada xoogga dalka General Cabdiweli Jaamac...
Senator Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo shir jaraa’id ku qabtay Gurigiisa ayaa sheegay in ciidamadii Gurigiisa soo weeraray loo sheegay in ay ka amar qaadanayeen Imaaraadka Carabta. ‘’ Markii uu falku dhacay waxaa uu soo wacay Ninka lagu magacaabo Saadiq Joon oo ii sheegay in ciidamada Gurigeyga soo weeraray ka...
Dableey looga shakiyay Ururka Al-shabaab ayaa weerar ku qaadday  subaxnimadii hore ee Saakay Saldhigga Ciidanka Boliiska ee Degmada Ijaara oo ka tirsan ismaamul goboleedka Gaarisa Kenya. Raggan oo lagu qiyaasay tiradooda 50 Nin ayaa dab qabadsiiyay  qaar ka mid ah Xafiisyada Saldhigga iyo xarunta shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom, iyagoo horay...
Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya gudaha u galleen Guriga Senatar Cabdi Xassan Cawaale Qeybdiid oo ah guddoomiyaha Gudiga dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal. Goobjoogayaal ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan Nabad-sugida  oo wajiyada u duubnaayeen  gudaha u galleen Guriga Senetar...
Warar ay heleen sirdoonka Wadamada Yurub ayaa muujinaya in Dowladda Ruushka ay Shidaal u dirtay Dalka Kuuriyada Waqooyi,sida ay qortay Wakaaladad Wararka Reuters. Waxaa wararku ay sheegayaan in Shidaalka Markab Ruush ah uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay mid Kuuriyada Waqooyi,sidaasina waxaa laga soo xigtay ilo dhanka ammaanka...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo Dollar –ka Maraykanka ah oo wax looga qabanayo Abaaraha iyo Biyo la’aanta ka jirta gobolada dalka Soomaaliya. Heshiiskani Dhaqaalaha xambaarsan waxaa bixinaya hay’adda NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka,...
Madaxweynihii hore  ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa fariin u diray siyaasiyiinta Mucaaradka ah iyo Dowladda isaga oo ugu baaqay in ay ka wada shaqeeyaan Cadaalada iyo Horumarka si looga baxa dhibaatada xilligan ka jirta Soomaaliya. CabdiQaasim oo la hadlayay Idaacada VOA Laanteda Afka Soomaaliga ayuu sheegay in xilligan aan...
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay lagu soo gabagabeeyay shir maalmihii ugu danbeeyayba halkaa ay ku lahaayeen Guddoomiyayaasha Baarlamaannada maamul gobolleedyada iyo guddoonka baarlamaanka dowladda Federaalka. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay Guddoonka Golaha Shacabka iyo uddoomiyeyaasha baarlamaanada dowlad goboleedyada dalka. Shirkaan ayaa waxaa shir guddooninayaayay intii u socday Gudoomiyaha...