Hogaamiyaha Kuuriyada waqooyi ayaa sheegay in dhamaan Mareykanka uu ku jiro imika xeendaabka hubkiisa Niyukleerka .
Waxaa uu intaa ku daray in uu mar waliba keebka laga rido Niyukleerka uu miiskiisa saaran yahay.
Hogaamiyaha kuuriyada waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadalkiisa uu xaqiiqo yahay oo aysan hanjabaad ahayn.
Mr Un...
Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday bar kontarool oo ku taal meel u dhexeysa degmada Balcad iyo Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.
Iska horimaad culus ayaa la sheegay in uu dhaxmaray ciidamadii ku sugnaa barta koontarool iyo kooxdii soo weerartay ayna ka dhasheen qasaare isugu jirta dhimasho iyo...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa Ujeedka booqashadiisa la xiriirtay in uu la qeybsado Senetorka dareenka ka dhashay falkii lagu weeraray Gurigiisa, kaasi...
Guddiga Joogtada ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan uu maanta ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ka soo saaray Qaraar ku aadan Xasaanad ka qaadista Xildhibaano uu dhowaan soo eedeeyay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir.
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka 16kii bishan...
Hay’ada Culumada Soomaaliyeed ayaa soo saartay bayaan ay ugu magac dartay Bayaanka Culumada Soomaaliyeed ee ku aadan khilaafka dalka,iyadoo ka digtey isticmaalka awoodaha aan sharciga ahayn.
Bayaankan oo ka kooban Lix qodob ayaa Hay’ada Culumada Soomaaliyeed waxa ay ugu baaqday shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan diintooda,dowladnimadooda iyo walaaltinimadooda.
warsom2011@gmail.com
Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng. Yariisow ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay weerar shalay ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya ku qaadeen Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
Waxa uu sheegay Wasiirka in Dowlada Soomaaliya ay si deg deg ah uga falcelisay weerarka lagu qaaday Guriga...
Waxaa sii xoogeysanaya dibadbaxyada isku dhacyada wata ee dalkaasi Iiraan ka soconaya.
Muqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya ugu yaraan 2 qof oo lagu toogtay magaalada ku taalla galbeedka dalkaasi ee Dorud.
Magaalada Abhar, oo ku taalla waqooyiga dalkaasi dibad baxayayaasha ayaa gubay tabeelo uu ku dhaganaa sawirka hogaamiyaha ruuxiga...
Dad badan oo reer Naigeria ah ayaa ku tilmaamay khalad weyn oo nacasnimo ah kaddib markii madaxweyne Muhammadu Buhari uu xilal muhiim ah u magacaabay dad waa hore dhintay.
Madaxweynaha ayaa magacyada shaqsiyaadkan ku soo daray liiska dad xilal muhiim ah loo magacaabay taasoo ka yaabisan in badan oo ka...
Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya kala baxday qeyb ka mid ah Ciidamadeeda qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
Uganda waxa ay sheegytay in uu si rasmi ah u bilowday Qorshaha ay ciidamada ugala baxeyso Gudaha Soomaaliya , taasoo qeyb ka ah yareynta Ciidanka ka jooga...
Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay Qarax subaxnimadii hore ee saakay magaalada Muqdisho lagula eegtay ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM
Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu Aasay ayaa lagu weeraray ciidamada marayay Waddada Warshadaha ee magaalada Muqdisho.
Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda...


















