Wednesday, August 19, 2026
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Sida uu tilmaamayo Qodobka 43aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhulku waa khayraadka koowaad iyo saldhigga nolosha dadka. Ilaa inta laga soo saarayo habraacyada...
Kaddib khilaaf muddo dheer soo jiray calanka dowlad gobolleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah looga taagay xarunta cusub ee madaxtooyada Galmudug ee Dhuusa-Mareeb. Munaasabada lagu soo gunaanadayay heshiiska labada dhinac Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca waxaa ka qeybgallay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweyayaasha dowlad gobolleedyada Puntland,...
Guddoomiyaha guddiga dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo Ahlu Sunna Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa warbaahinta u sheegay in uu furmay shirweynaha dhimeystirka heshiiska labada dhinac oo maalmihii ugu danbeeyay qaban-qaabadiisa laga waday Dhuusa-Mareeb. Shir-weynahan ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, Madaxweynaha Galmudug oo...
Wafdi uu hoggaaminayay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo ay uga qeyb galayaan Munaasabadda dhameystirka Heshiiska Ahlusuna iyo Galmudug. Micheal Keating oo ay wehliyeen Wakiilka Midowga Afrika Danjire Francisco Madeira, IGAD, Safiirka Itoobiya iyo xubno kale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...
Jaaliyadda Somaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Edmonton, Gobolka Alberta ee dalka Canada, ayaa ka qeybqaatay kulamo dhaqaale loogu aruurunayey dhamaystirka waddada isku xirta magaalooyinka Hobyo iyo Gaalkcayo. Prof. Abdulkadir M. Shirwac oo ah guddoomiyaha guddiga “GOB” oo ka kooban rag iyo dumar isku xilqaamay dhisidda waddadaan ayaa jaaliyadda u soo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada iyo dhallinyarada Gobalka Galguduud dadaalka ay ku bixinayaan nabadda iyo dib u heshiisiinta. Madaxweynaha ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay udub dhexaad u yihiin qorsheyaasha hormarineed ee dowladda,...
Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga dowladda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo shalay Muqdisho uga qeyb galay kulan looga hadlayay arrimaha bani’aadanimada ayaa ka sheegay in Dowladda Soomaaliya ay baareyso wararka sheegaya in qoysas si qasab ah xeryihii ay ku noolaayeen loogaga saaray. Wasiirka Qorsheynta oo arrintan ka hadlaya ayaa yiri “Waxaan...
Magaalada Kismaayo waxaa ku shirsan culima’udiin Soomaaliyeed oo maalmihii ugu danbeeyayba halkaa shir ku lahaa, waxaana jiray fasiraado kala duwan oo bulshada Soomaaliyeed shirkaa ka bixinayeen. Hadaba Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo madaxa ka ah hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa beeniyay in shirkaasi yahay mid siyaasadeed, isaga oo sheegay in culima’da...
Sadex ka mid ah Suxufiyiinta ka hawlgala gobolka Sool ayaa ciidanka Boolisku xidheen, qaar kalena in la raadinayo ayay sheegeen. Suxufiyiintan oo qaarkood la siidaayey ayaa lagu eedeeyey in ay qabanqaabiyeen tebiyeena tartan ciyaareed oo siyaasadaysan iyo gacan ka hadal. Mawliid Ismaal Somnews TV ka tirsan, Maxamed Bidhaanshe u warama SBS...
  Mareykanka ayaa hakiyay kala bar kaalmadii lacageed ee uu siin jiray maamulka Falastiniyiinta, taasoo loo marin jiray hey’ad ka tirsan Qaramada Midoobey. Kaalmada lacageed ee uu Mareykanka siin jiray Falastiin ayaa ahaa kuwo dhinaca gargaarka bani’aadanimada laga taageeri jira. Mas’uul ka tirsan dowladda Mareykanka ayaa sheegay in sanadkan la siin doono...