Somaliland ayaa maanta laga dareemay Qaad la’aan ka dib markii Itoobiya laga joojisay jaadkii ka iman jirey ee lagu cuni jirey Somaliland.
Dadka cuna jaadka ayaa maanta u ahayd maalin ku adag, waxaanay dhex wareegayeen suuqyadda magaaladda si wax yar uun usoo helaan oo qaadiradda iskaga jabiyaan, waxaana goor dambe...
Wararka ka imaanaya magaalada Dire -Dhaba ayaa sheegaya in maalintii labaad ay albaabada u xidhan yihiin dhammaan goobaha ganacsiga, sidoo kalana waxaa cidlo ah jidadka magaalada isu socodkuna uu yaraaday.
Waxaa sidoo kale suuqa ku dhex jira dhalinyaro isku magacawday Qeeroo oo ah dhalinyarada rabshadaha wada, waxayna dhagax shiidayaan tukaan...
Booliiska dalka Canada ayaa bilaabay baaritaano ku aadan Wiil Soomaaliyeed oo Axadii lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada.
Booliska waxaa ay sheegeen in ay waddaan baaritaano cidda ka dambeysay dilka Cigaal Daa’uud oo ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee ku noolaa dalkaasi.
Sarkaal Sare oo ka tirsan Booliska ayaa sheegay in...
Culimadda maamulka Puntland ayaa waxaa ay soo saareen bayaan ku wajahan Puntland iyo Dowladda Federaalka oo ay uga hadlayaan arrimaha la xiriira Xajka iyo kharashka laga qaado Xujeyda intaba.
Bayaanka Culimada ayaa sidan u dhignaa :
Annagoo ah culimada Puntland ee ku kulantay Garoowe waxaan taageersanahay hannaanka wanaagsan ee dawladda federalku wax...
Saraakiisha ugu sareysa Xisbiga Taladda haya ee dalka Koonfur Afrika ayaa si deg deg ah uga dalbaday Madaxweynaha dalkaasi in uu xilka ka dego.
Madaxwaynaha dalka Koonfur Afrika Jacob zuma ayaa la sheegay in loo qabtay muddo 48 saacadood gudahood ah in uu isku casilo, waxaa sidaasi bahisay warbaahinta dowladda...
Maamulka Koonfur Galbeed oo Heshiis is Afgarad La Galey Shirkado Dhisaya Dekedaha Marka iyo Baraawe.
Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya ayaa heshiis la gaaray shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha, taasoo lagu wado inay dhisto, isla-markaana ballaariso Dekedaha Magaalooyinka Marka iyo Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Sida uu qorshuhu yahay Shirkadda SIIH (Silkroad International Industry Holding) oo bahwadaag la ah Shirkadda Damerjog oo laga leeyahay dalka Jabuuti...
Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya ayaa Canshuur dheeraad ah kusoo rogtay ganacsatada gobolka Banaadir, iyaga oo sheegay in aan si siman canshuurta looga qaadin dhamaan ganacsaada dalka.
Kulan maanta ku yeesheen Ganacsatada gobolka Banaadir ayey uga soo horjeesteen canshuurta dheeraadka ah ee lagu soo rogay ganacsatada gobolka oo kaliya, waxa ayna...
Iyadoo wali aan la soo magacaabin muddo ka badan saddex bilood xilalka taliyayaasha Nabad-sugida iyo Booliiska, ayuu sheegay in madaxweyne Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha badan dowladdiisu u magacaabi doonoto xilalka taliyayaasha wali bannaan.
Madaxweynaha ayaa ku amaanay taliyayaasha ku-meel-gaar ah ee Nabad-sugida iyo Booliiska shaqada wanaagsan oo ay Amaanka...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo xiisadda u dhaxaysa Israa'iil iyo Suuriya.
Mr Guterres ayaa sheegay in si dhaw uu ula socdo xiisdda militari ee sii kordhaysa ee labada dhinac u dhaxaysa.
Militariga Israa'iil ayaa waxay ku tilmaamee duqaymihi ay...
Kurdiyiinta ayaa xaqiijiyay in ay soo rideen diyaarad kuwa qumaatiga u kaca oo ay leedahay dowladda Turkiga gobolka Afrin ee dalka Suuriya.
Ciidamada dowladda Turkiga ayaa maalmihii lasoo dhaafay howlgallo aan joogsi laheyn waxa ay ka wadeen dalka Suuriya.
Inta la xaqiijiyya labo qof oo sarnaa diyaarada ayaa dhimatay, waxaana ilaa...


















