Sunday, November 8, 2026
Maanta ayaa lagu wadaa in markii ugu horeysay Shacabka ku dhaqan dalka Sacuudiga 40 sano kaddib ku daawadaan Filim Goob Fagaaro ah lagu soo bandhigayo. Kumannaan qof oo dhashay dalka Sacuudiga ayaa lagu waddaa in ka qeyb galaan daawashada filimkaasi. Sanadkii la soo dhaafay ayaa xayiraada saarneyd shineemooyinka laga qaaday oo...
Wasiirka arrimaha dibeda Somaliland Sacad Cali Shire oo ka jawaabayay hadalkii dhawaan ka soo yeeray Wasiiru-dowlaha arrimaha dibeda Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in ay dhab tahay in Imaaraadku uusan si dhab ah u Ictiraafsaneyn jirintaanka Somaliand. ‘’Waa dhab Imaaraadku si rasmi ah uma aqoosana jiritaanka Somaliland, Safaaradna kuma laha, Qunsulna...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibeda xukuumadda Soomaaliya Axmed Cawad Ciise oo ka hadlayay dadaallada socda ee la doonayo in lagu dhameeyo khilaafka kala dhaxeeya Imaaraadka, aya sheegay in dalal dhowr ah oo daris iyo saaxiib intaba leh doonayaan in ay dhameeyaan khilaafka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta. ‘’Dalal dhowr ah oo daris...
Xildhibaannada Golaha Shacabka  Soomaaliya ayaa maanta lagu waddaa in ay kulan ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka, iyaga oo uga wada hadli doona hanaanka doorashada guddoonka Baarlamaanka. Ajandaha kulanka maanta ayaa waxaa ka mid ah Magacaabista Guddiga doorashadda Gudoomiyaha Golaha Shacabka. Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April...
                                      Maxamed Maxamuud Xasan Sandheere Waa Mas'uulkii Ugu Horeeyey ee Diiwaan Geliyey Xisbiyo Siyaasadeed Triikhdu Markii ay Aheyd 03/12/2017kii,waxa uuna Maalintaas Saxiixey Shahaadooyin 7 Xisbi Siyaasadeed oo ku Guuleystey in ay Soo Buuxiyaan Shuruudaha Lagu Heli karo Shahaado KMG ee Xisbi Siyaasadeed. Xisbiyada Maalintan Shahaadada La Siiyey ee uu Maxamed Sandhere...
Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay dhigiisa xisbiga WADDANI ee uu kaga hadlayey heshiishkii dekadda Berbera. Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Mudane Jaamac Ismaacil Cige(Jaamac Shabeel) oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE ku leeyahay gudaha caasimadda Hargeysa, ayaa...
  Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qayb galay shirka looga hadlayay taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaaliya ee ku soo dhamaaday Washington DC ayaa rajo ka muujiyay iyo natiijooyinka ka soo baxaya. Wasiir Beyle oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda Bankiga Adduunka, hay’adda IMF iyo masuuliyiintii...
Shir caalami ah oo ay ka qeygalayaan Wakiilada dalalka Deeq bixiyeyaasha Mareykanka, Britain, Norway, QM, Midowga Yurub iyo IMF ayaa lagu qabtay xarunta Bankiga Aduunka Magaallada Washington ee dalka Mareykanka. Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya ku metelayay Wasiirada Maaliyadda, Waxbrashada, Kalluumeysiga, waxaana shirkaasi looga hadlayay sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha...
Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee Swaziland una bixiyay “Boqortooyada eSwatini”. Arrrintan ayuu uga dhawaaqay garoon kubbada cagta ah oo loogu dabaaldegayay sanad-guuradii kontonaad eeka soo wareegatay xornimada wadankaas. Magacan cusub, eSwatini ayaa la micno ah “Dhulkii Swaziga”inkastoo bedelida...
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa ku soo dhamaaday shirweyne socday muddo Saddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey taliyayaasha ciidamada difaaca Qaaradda Africa iyo dowladda Mareykanka. Shirkasi Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas C/wali Jaamac Gorod  iyo wafdi uu hoggaaminayo. Shirka, ayaa intii...