Sunday, November 8, 2026
  Ku simaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, ahna Wasiir kuxigeenka Warfaafinta Cabdiraxmaan Iidaan Yooniis, ayaa daahfuray Hab-Raaca qaran ee Badbaadinta Saxafiga, oo ah kii ugu horeeyay ee laga hirgaliyay dalalka ku yaalla Bariga Afrika. Wasiirka ayaa tallaabo guul ah ku tilmaamay go’aanada ka soo baxay shirka muddada labada maalmood u...
  Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in la bilaabo is diiwaangelinta Musharaxiinta u tartameysa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka. Guddiga qaban qaabada Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa shalay soo saaray Jadwalka iyo qaabka ay u dhaceyso Doorashada Guddoomiyaha Golaha. Is diiwaangelinta Musharaxiinta ayaa waxa ay soconeysaa 23-ka April oo maanta...
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre ayaa ka digay khilaaf iyo is qabqabsi sababa burbur ku yimaada maamulka, isagoo ku baaqay in gacmaha la is qabsado. Cismaan Barre ayaa sheegay in haddii khilaaf yimaado burbur ku xigo, waxaana uu soo jeediyo in wixii qaladaad ah lagu saxo gudaha maamulka. “Khilaaf wax...
Laba toddobaad kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in dowladda Suuriya ay adeegsatay hubka kiimikada ayaa khubarada caalamiga ee ku takhasuusay baaritaanada hubka kiimikada waxaa ay gaareen magaaladii ay heysteen mucaaradka ee Douma. Hey’adda OPCW waxaa ay sheegtay in khubaradooda ay soo uruuriyeen walxa ay ku baari doonaan sheybaaradooda. Madaxda...
Waxaa soo ifbaxaya khilaaf xoog leh oo ka dhashay shir magaalada Muqdisho uga furmay Wasiirrada Warfaafinta Dowlad dhexe iyo dowlad gobolleedyada, kaddib kulan shalay ka dhacay Muqdisho oo looga hadlayay Badqabka Suxufiga. Qaar ka mid ah Wasiirrada oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay shirka lagu casuumay, laakiin markii ay yimaadeen...
  Kenya ayaa sheegtay in ay diyaarinayso Kolonyo ay la socdaan ciidamo, kuwaasoo ilaalin doona Ammaanka gaadiidka ay saarnan yihiin dadka ee Isticmaala gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Waxaa ay sheegtay in tani looga hortaggi doono wax-yeeladda dadka Shacabka ah ka soo gaarta Weerarada Al-Shabaab ay ku qaadayaan gobolka Waqooyi...
Wafdi uu hoggaaminayey  Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka  Somaliya Mudane Cabdiraxmaan Dahir Cismaan oo Safar shaqo ku yimid dalka Maraykanka ayaa Xaflad  lagu soo dhaweynayo  loogu qabtay   magaalada Bloomington   gobolka Minnesta ee dalka Maraykanka.   Xafladaan oo ay soo qaban-qaabiyeen Jaaliyadda Somaliyeed  ayaa waxaa ka soo...
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa oo waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu jiray heshiis la xiriira dekedda Berbera oo ay la galeen Imaaraadka Carabta. Sharma’arke ayaa sheegay in uusan jirin muddadii uu xilka hayay heshiis militari iyo mid ganacsi oo dhaxmaray iyaga iyo Imaaraadka...
Cabdiwali Sheekh Muudeey ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ayaa sheegay in Dastuurka hadda lagu dhaqo dalka uusan aheyn kii saxda ahaa oo ay ansixiyeen Ergada Soomaalida sanadkii 2012. Muudeey ayaa  sheegay in Dastuurkii saxda ahaa la xaday oo aan la ogeyn meel lagu sheego sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa loo qeybiyay 15 Xubnood oo loogu tala galay in ay ka shaqeyaan qaban qaabadda doorashadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyihii Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa 9-kii bishan April iska casilay xilka guddoonka, sida xeerka Baarlamaanka uu dhigayana ay waajib tahay in booskaas lagu buuxiyo mudo...