Shirkii Amniga Soomaaliya ee ka dhacay magaaladda Garoowe ee u dhaxeeyey wasaaradda Amniga Gudaha Soomaaliya iyo madaxda wasaaradaha dowlad goboleedyada ayaa soo gabagaboobay waxaana laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 13 qodob.
War-murtiyeedka oo ay ku saxiixan yihiin Wasiir ku-xigeen Amniga Gudaha Dowladda Faderalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo Wasiiradda...
Saynisyahanno Shiinays ah ayaa sheegay in ay qayb ahaan duntay xaruntii ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabin jirtay hubka nukliyeerka ah, taas ka dhigi karta mid aan la adeegsan karin.
Xarunta tijaabada ee Punggye-ri ayaa lix jeer lagu tijaabiyay hub nukliyeer ah tan iyo sannadkii 2006-dii.
Markii u dambaysay ee tijaabada lagu...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in ay cadeyneyso heshiiska saxaafadda laga sheegay ee lala galay shirkadda SKA inuusan aheyn mid waafaqsan habraaca dowliga ah ee ay dejisay wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Maaliyada xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Bayle ayaa waxa uu sheegay heshiisyada nuucaan oo kale ah...
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ku matalaya tartanka Cecafa ee cayaartooyda da’doodu ka yar tahay 17 sano ayaa ugu danbeyntii xaqiiqsaday in ay u soo baxeen Finalka tartanka kaddib markii ay 1-0 uga adkaadeen xulka Qaranka Uganda.
Qeybtii hore ee cayaarta waxaa Rigoore loo dhigay aan ka faa’ideysan xulka kubadda Cagta...
Faadumo Maxamuud Ibraahim oo 10 sano jir ah aha ayaa lagu arkay arin mucjiso ah, iyadoo ay indheheeda, dhegeheeda iyo afkaba ay ka soo daadanayaan dhagxaan, magaalada Laascaanood Xarunta gobolka Sool.
Gabdhan oo aan wax xanuun ah oo dhiba aanay jirin sida ay waalidiinteed sheegeen ayaa waxa dhibaato ku haya...
Maamul gobolleedka Puntland ayaa marti-gelinaya shir ku saabsan Xasilinta Amniga Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya oo lagu imartiqaaday mas’uuliyiinta wasaaradaha Amniga Xukuumadda Federaalka iyo maamul goboleedyada ka dhisan dalka.
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgali doona wasiir ku xigeenka wasaaradda Amniga gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdinaasir Siciid Muuse iyo wasiirada Amniga maamul goboleedyada...
Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaraa oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid ah xaafadaa magaalada Columbus.
Dhalinyaradan waxaa ay wada saarnaayeen halgaari waxaana loo tooktay si isku mid ah mana suurogalin in dhaawac lagu soo gaaro.
Booliska oo goobta yimid...
Dowladda Koofur Africa ayaa ku wareejisay dowladda Soomaaliyeed deeq lacageed oo gaareysa 500,000$, kadib munaasabad kooban oo ka dhacday Magaalada Muqdisho.
Lacagtan ayeey dowladda Koonfur Africa ugu talagashay in gargaar loogu sameyn lahaa dadka ay saameeyeen fatahaadihii ugu danbeeyay ee ku dhuftay qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya iyo...
Waxaa magaalada Columbus ee Ohio Sabtidii aynu soo dhaafnay lagu dilay Cabdillaahi Saciid Shariif iyo Cabdi Khaaliq Saciid Maxamed oo ka tirsan Soomaalida ku nool Maraykanka.
Muwaadiniintaan ayaa lagu dhax dilay Gaari ay wateen iyaga oo ku sugan Magaalada Columbus ee dalka Maraykanka lagumana guuleysan in la soo qabto dadkii...
Sida ku qoran jadwalka doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaa maanta lagu wadaa in fadhigga Golaha Shacabka Khudbado looga dhageysto murashaxiinta u tartamaya Guddoomka Golaha Shacabka.
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Nuur Iidow ayaa warbaahinta u sheegay in maalintii shalay la soo gabagabeeyay is diiwaanta musharixiinta,...


















