Sunday, November 8, 2026
Wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Itoobiya ayaa sheegtay inay ka go’an tahay inay Soomaaliya kasii howl-galaan ciidamadeeda inta si weyn loo burburinayo Awooda Ururka Al-Shabaab. Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya, Meles Alem, ayaa Shalay u sheegay Saxaafadda inay dowladdiisu doonayso inay sii waddo shaqada AMISOM ee la dagaallanka argagixisa. Wuxuuna midowga...
Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon doono bilowga taariikh cusub. Kim ayaa haatan waxa u bilaabmay wadahadal uu la leeyhay madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Moon Jae-in, oo ka dhacaya aagga milatariga ka...
Wararka imanaya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar ku bilowday Qarax ay Al-Shabaab ku qaadeen ciidamo kolanyo ay la socdeen ciidamada Kenya iyo kuwa Jubbaland. Al-shabaab ayaa la sheegay in weerarkan ay ku qaadeen Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya iyo kuwa jubbaland kuwaas...
Waxaa sii kordhay saacadihii ugu danbeeyay biyaha ku Fatahaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan kaddib markii ay is biirsadeen Roobab Lixaad leh oo da’aya iyo Wabiga Shabeelle oo Karkaarada jabsaday. Qeybo ka mid ah xaafaddaha magaalada ayaa ayeey biyuhu qariyeen halka dhinaca kalena ku shubayaan xaafado markii hore biyuhu...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan gaar ah la yeeshay Danjiraha dalka Sweden u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Andreas von Uexkull. Kulanka oo ahaa mid qaatay saacad iyo wax ka badan ayaa labada masuul waxa ay uga wada hadleen Shirka Arrimaha horumarinta Soomaaliya ee...
Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Diiwaangelinta KMG ah Haysta Maxaa Ka Dhaxeeya?Yaase La Xisaabtamaya Gudiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Soomaaliya?                               Kulan ay Isugu Yimaadeen Qaar kamid ah Xisbiyada Diiwaan...
Ku-simaha guddoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahim Muudeey ayaa maanta xildhibaannada Baarlamaanka u qeybiyay Dastuurkii uu horay u sheegay in la xaday. Xildhibaanada ayaa loo qeybiyay nuqulkan oo ay ka muuqdeen qodobo ay isku raaceen lixdii Hoggaamiyeyaasha saxiixayaasha Road Map-kii dalka looga saarayay Kumeel gaarka. Nuqulka Dastuurkan uu manta soo bandhigay guddoomiye...
Maxkamada gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa maanta shan sanno oo xadhig ah ku xukuntay boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow oo dacwadiisu socotay isagoo dibadda joogga. Boqor Cismaan Buurmadow ayaa markii la xukumay xabsiga loo taxaabay, waxaanay maxkamadda gobolka Maroodi jeex ku eedeysay inuu ka hor yimid qaranimadda Somaliland, isla markaana...
Waxaa maanta oo Khamiis ah la soo gaba gabeeyay dhageysiga khudbadaha Musharixiinta u taagan qabashada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka. Shalay ayaa waxaa khudbado jeediyay ilaa Lix musharax oo ka mid ah xubnaha u taagan xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, wuxuuna ka hadlay mid walba waxaa uu qabanayo hadii uu ku guuleysto...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo warbaahinta caalamka kula hadlayay magaalada Dubai ayaa sheegay in Puntland u madax-bannaan tahay in ay gasho heshiisyo caalami ah sida uu dhigayo ayuu yiri dastuurka dowlad gobolleedka. Madaxweyne Gaas ayaa meesha ka saaray in dowladda Dhexe matali karto guud ahaanba dalka...