Sunday, November 8, 2026
Iyadoo sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug ayaa dhinaca kale wasarradda arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya waxaa ay kulan isugu yeertay mas’uuliyiinta sare ee maamulka si loo dhameeyo wixii khilaaf ah ee jira. Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaanshi Carabey iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug...
Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ku jiraan amaanka iyo arrimaha gurmadka Fatahaadaha oo guddigaasi ay si weyn uga hadleen. Guddiga ayaa marka ugu horeysay wuxuu baaq nabadeed ka soo saaray...
Laacibka weyn ee u dhashay dalka Masar Maxamed Salaax ee u dheela kooxda Liverpool oo xalay garabka si daran uga dhaawacmay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhexmartay kooxdiisa iyo Real Madrid ayaa ku jira isbitaal, waxaana la sheegay in la saaro Raajo. Maamulaha ama tababaraha kooxda Jurgen Klopp ayaa yiri...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa kulan la qaatay dhiggiis dala Itoobiya Abiy Ahmed. Labada mas’uul ayaa kulankan uga wada hadlay qodobo ay ka mid yihiin kobcinta dhaqaalaha, Horumarinta caafimaadka, waxbarashada, iyo amniga guud ahaan gobolka gaar ahaan sidii labada...
Dowladda Itoobiya ayaa shaacisay inay xoriyadiisa siisay siyaasi Itoobiyaan ah oo heysta dhalashada Ingiriiska kaa oo sanadii 2014 laga soo qabtay dalka Yemen ayadoo loo cuskanayay sharciga argagixisada ee u yaal dalkaasi.   Andargachew Tsige ayaa ahaa xoghyaha guud ee ururkii mucaaradka ahaa ee Ginbot 7, kaasoo dowladda Itoobiya ay u...
Ciidamada nabadsugidda dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kusoo bandhigay ilaa sedex nooc oo Miino ah in nin ay ciidamadu sheegeen in lagu soo qabtay walxahan qarxa.   Madaxa danbi barista nabadsugidda Jubbaland COL Axmed Muuse Xirsi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ninkan iyo nin kale oo...
Wasiirka Wasarrrada arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay khilaafka muuqda ee waqtiga ka dhax jira mas’uuliyiinta maamul gobolleedka Galmudug. Wasiir Sabriye ayaa sheegay in loo baahneyn sida uu hadalka u dhigay xiligan in la buunbuuniypo sida uu hadalka u dhigay khilaafka jira, hasse ahaatee waxaa...
Munaasabad kooban oo maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ayaa waxaa xilalkoodii kula wareegay Wasiiraddii dhawaan uu magaacabay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre. Munaasabaddan ayaa dhaarta xubnaha cusub ee golaha Wasiirrada ku biiraya ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman, Labadiisa ku xigeen iyo...
Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ayaa ayaa lagu waramayaa in ay weerar ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya oo la sheegay in ay saacado kooban ku sugnaayeen. Gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Komor Xayle oo ku yaalla degmadda Mandhera oo u dhow xuduudka Kenya la wadaagto Soomaaliya ayeey...
Madaxweyne ku-xigeenka maamul gobolleedka Galmudug Maxamed Xaanshi Carabey ayaa sheegay in uu jiro sida uu hadalka u dhigay kala aragdi-duwanaan u dhaxeysa mas’uuliyiinta ugu sar sare Galmudug. Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir oo wada socda ayaa la sheegay in ay maanta ka degeen degmada Cadaado oo...