Golaha Amniga Qaranka ayaa kulankoodii joogtada ahaa ku yeeshay magaalada Baydhabo, 3-5 Juun 2018. Shirkaas oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada, Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaa looga hadlay arrimaha Amniga Qaranka, waxaana shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Waxaa sidoo kale, shirka ka soo qeyb galay Raiisul Wasaaraha...
Habka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya ee Sanadka 2020
Qodobka 1aad: Dhinacyada heshiiska
Waxaa heshiiskan wada-gaaray Dowladda Federaalka, Iyo Dawldaha Xubnaha ka ah, iyo Maamulka gobolka Benaadir.
Qodobka 2aad: Hordhac
Shirkii Golaha Amniga Qaranka ee laguqabtay Baydhabo 3-4 June, 2018ka,
Markii ay tixgaliyeen kulankii Golaha Amniga Qaranka ee 6-10kii Febraayo, 2018 kaasoo lagu aasaasay Guddiga...
Madaxweynaha dowladda Federaalka ayaa goor dhow magaalada Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay ka qeyb galaan Madaxda ugu sareysa dalka, Maamul goboleedyada, Wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo gobolka Banaadir.
Ajandayaasha looga hadlayo shirka ayaa waxaa ka mid ah amniga dalka, hanaanka doorashooyinka 2020, federaaleynta, isku dhafka iyo...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka jawaabtay duufaantii dhawaan ku dhufatay qeybo ka mid ah Somaaliand iyada oo ku deeqday $1 malyan dollar oo qeyb ka ah gurmadka loo fidinayo dadka ay duufaantu saameysay.
Gudiga Qaran ee gurmadka oo uu shir gudoominayay raiisal wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay...
Magaalada Baydhabo waxaa maanta ka furmaya shirka Amniga, iyadoo maalintii shalay ay halkaa gaareen mas’uuliyiinta ugu sareysa dalka iyo madaxda dowlad gobolleedyada.
Madaxda Qaranka, madaxda maamul goboleedyada, iyo wafuuda kale ee wehliya ayaa xalay kulamo gaar gaar ah ku yeeshay magaalada Baydhabo, waxaana kulanka hore uu ahaa afur soo dhoweyn...
Ugu yaraan 35 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay doon ay saarnaayeen oo ku dagtay xeebaha bariga Tunisia,Warkani waxaa xaqiijisay dowladda Tunisia, lixdan iyo todobo qof oo kale ayaa waxaa badbaadiyay ilaalada xeebaha.
Dalka Tunisia ayaa hadda noqday marin muhiim u ah tahriibayaasha doonaya inay Yurub galaan sanadkii u...
Maalmihii ka hor ayeey markii dagaal culus deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan uu ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xoogagga Al-shabaab oo weerar toos ah iyo qaraxyo ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda ay ku lahaayeen deegaanka.
Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed General Maxamuud Macalin Koronto...
Magaalada Baydhabo xarunta KMG u ah maamul Koonfur Galbeed ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxaa kulamo gooni gooni ah ku yeeshay madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka.
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Ra’iisul wasaaraha dalka Xassan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la yeeshay madaxda maamul dowlad...
Qaar Kamid ah Axzaabta Siyaadda Soomaaliya ayaa Dhaliil usoo Jeediyey Shirka Maanta ka Furmey Baydhabo iyagoo Sheegey in Ka qayb Galka Shirku aanu Dhamaantiis aheyn kuna Koobneyn Magaca La Huwiyey ee ay Jiraan Dano Qaranku Leeyahey oo looga Wada Hadlayo Ayna Axzaabta Siyaasadu Xaq u Leeyihiin Ka Qeyb Galka...
Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda ee GMDQ Maxamuud Maxamed Xasan Sandheere Ayaa Qoraal kasoo baxey waxaa lagu Hakiyey Kulan ay Yeelan lahaayeen Gudiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Madaxda 14 Xisbi Siyaasadeed oo Haysta Diiwaan gelin KMG.
Qoraalkan oo Madaxda Xisbiyada Loo Wada direy ayaa waxaa Lagu Sababeeyey In...


















