Dadka ku nool gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa dhigay dibadbax ay uga soo horjeedaan go’aankii dowladooda ee ku aadanaa in la dhaqangaliyo heshiiskii nabadda ee lagu soo afjaray dagaalkii xuduuda ee kala dhaxeya Eritrea.
Ku dhawaad 6,000 oo ah dadka ku nool xuduuda labada dal ayaa ka qaybgalay dibadbaxyada.
Waxa...
Xooggag Al-shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku dileel askari Maraykan ah, sidoo kale waxaa weerarkaasi la sheegay in ay ku dhaawacmeen ilaa Afar kale oo askari oo Mareykan ah.
Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in ciidamadan la bartilmaameedsaday wadeen howlgal ay ku gacan siinayaan ciidamada Soomaaliya ee...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in nabad waarta oo laga gaaro colaadda iyo degenaanshaha ay muhiim u tahay Soomaaliya oo wajaheysa caqabado ka hortaagan helista dowlad federali ah oo si wanaagsan u shaqeysa.
Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday madaxda Somaliland iyo Puntland in ay joojiyaan colaadda gobolka Sool, ciidamada ay kala...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdiga uu hogaaminayo ee ku sugan Jabuuti ayaa booqday degmadda Cali-cadde oo ka tirsan gobolka Cali Sabiix ee dalka Jabuuti, halkaas oo ay ku nool yihiin Qaxooti Soomaaliyeed oo ka barakacay colaadihii dalka ragaadiyay.
Ra’iisul wasaare Khayre iyo wafdigiisa ayaa...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka digey cadaadis ugaga imanaya gudaha iyo dibbada midnimada dalka Soomaaliya waxana uu goluhu walaac ka muujiyay halista uu ururka Al-shabaab ku haya amaanka dalka Soomaaliya.
Golaha oo shalay kulan yeeshay ayaa waxaa lagu ansixiyay qoraal uu soo hordhigay shir guddoonka golaha ammaanka kaasoo...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa Khamiistii xil ka qaadis ku sameeyay taliye-yaashii militariga iyo sirdoonka dalkaasi, isagoo kuwo cusubna magacaabay.
Ra’iisal wasaaraha ayaa taliyaha ciidamada militariga u magacaabay Seare Mekonen, kaddib markii uu xil ka qaadis ku sameeyay taliyihii hore militariga, Samora Younous.
Ra’iisal wasaaraha ayaa shaqada ka eryay taliyihii...
Wafdi uu hogaaminayo ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay ra’iisal wasaaraha dalkaas, Cabdiqaadir Kaamil Maxamed iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada.
Kulanka intii uu socday ayaa la isla-gartay in labada dal ay iska caawiyaan arrimaha ay ka mid yihiin xoojinta...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay xooggag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya ku leeyihiin degmada Waajid.
Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay labo jiho ka weeraray degmada Waajid, iyadoo ay beegsadeen xeryaha labada ciidan, waxaana halkaasi ku dhexmaray dagaalka hubka...
Gudoomiyaha mucaaradka ah ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay shirkii maamul goboleedyada Soomaaliya iyo dawladda dhexe uga soo dhamaaday magaaladda Baydhabo ee lagaga hadlayey xaga amniga.
“Shirkaasi ay iskugu yimaadeen maamul goboleedyada iyo Muqdisho ee ka socday Baydhaba qodobada ka soo baxay waxa ku jiray in hub la...


















