Macalimiin Hore uga Cararey Gobolka W/bari ee Dalka Kenya oo La Sheegay In Dib Loo Soo Celinayo Amnigoodana La Sugayo.

0
494

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in socdaan dadallo ku aadan in dib loo celiyo Macalimiinta dugsiyadda Waxbarashadda ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.

Macalliinta ayaa mar

Maamulka Waxbarashadda gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dowladda dhexe ay qeyb ka qaato in dib degaanadii ay ka carareen loogu celiyo barayaasha.

Waxaa ay sidoo kale sheegeen hadii loo soo celiyo in ay u diyaariyeen ciidamo loogu tala galay in ay suggaan Ammaankooda.

Gobolka waqooyi bari ee Kenya  ayaa cabsidda ka jirtaa, ay sababtay in  iskuulada xaadiri waayaan macalimiinta aan Soomaalida ahayn ee wax ka dhigayey iskuulada.

Shabaab ayaa dhowr jeer weeraro la beegsaday dugsiyo ku yaalla degaano hoos yimaada magaalada Mandera, waxaana halkaasi ay ku dileen Macalimiin.

warsom2011@gmail.com