Sunday, November 8, 2026
                                                                                                  ...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa ku sugan magaalada Kigali ee dalka Rwanda, kaddib casuumaad uu ka helay madaxweynaha dalkaas, Paul Kagame. Booqashadan oo hal maalin qaadan doonta ayaa ra'iisul wasaaraha wuxuu kulamo la qaadan doona madaxda sare ee dalkaas, waxaana kulanka ugu horreeya uu caawa la qaadanaya dhiggiisa...
  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyib Erdogan oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee Turkiya ka dhacday. Codadka in ka badan 95% oo ilaa hadda la tiriyey ayaa Recep Tayyip Erdogan waxaa uu helay 53% taasoo si hordhac ka dhigan in uu ku...
Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi Turkiga oo la tiriyey codadki doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Erdogan ayaa waxsa uu doorashada ugu guuleystay hogaaminayaa boqolkiiba 52.5, halka ninka dhaw ee ay ishayeen ee Muharrem Ince uu uruursaday boqolkiiba 30.7. Waxaa uu helay...
Cabdullaahi Xasan Axm’d Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Al-shabaab,  sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka dambeey dilka Marxuum Cabdulla Maalin Maxam’d  oo ka tirsanaa ciidamada Ilaalada Xamar (Minishiibiyo) Taariikhdu markey aheyd 22/02/2018, dilkaasi oo ka dhacay degmada Yaaqshiid. Cabdullaahi Xasan Axm’d Maalin (Warranto) ayaa...
Waxaa la soo xiray goobihii codbixinta doorashada madaxtinimo iyo tan baarlamaaniga dalka Turkiga ayaa soo xirantay 5-tii galabnimo ee maanta oo Axada, waxaana codkooda dhiibtay 56 milyan oo Turkish ah. Tirinta codadka ayaa ayaa bilaabatay 180,065 goobood oo codadka laga dhiibtay maanta, waxaa sidoo kale cododkooda la tirinayaa dadka Turkida...
Wasaaradda warfaafinta , Isgaarsiinta iyo boostada Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay xiriirka u jartay wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo teknoolajiyada dowladda federaalka Soomaaliya, sida ku cad war qoraal ah oo ay baahisay wasaaradda oo lugu sheegay Puntland inaysan aqoonsaneyn guddiga isgaarsiinta ee u magacaabay wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta. Puntland waxaa...
Wafdigan oo ay horkaceeysay Lisa Flipetto oo ah madaxa xafiiska Qaramada ee Taageeridda Soomaaliya (UNSOS) islamarkaana uu qeyb ka ahaa wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayaa waxa ay soo gaareen magaalada Kismaayo ayagoo kulan la qaatay madaxweynaha Jubbaland iyo xubno ka tirsan golihiisa...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yaarisoow ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hay’addaha Amniga iyo bulshada ku nool Caasimadda guulaha amniga ee laga gaaray sugidda amniga Muqdisho intii lagu jiray bishii barakaysnayd ee Ramadan. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlayay kulan muhiim ah oo...
Dowlada Itoobiya ayaa u qabatay 12 qof oo 9 ka mid ah ay yihiin saraakiil iyo saddex qof oo Shacab ah. Saraakiisha Booliiska ayaa loo haystaa inay ka hortagi waayeen weerarkan qarax ka hor intuusan dhicin. Saddexda qof ee shacabka ah ayaa 2 ka mid ah ay yihin haween la...