Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ciidamo ka tirsan militariga Soomaaliya lagula eegtay meel wax-yar u jirta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji ayaa sheegay in Qarax oo lagu bartilmaameedsaday ciidamo la socday gaari kuwa dagaalka ah ay ku geeriyoodeen saddex...
Dalka Jabuutii xalay waxaa lagu qabtay munaasabad loogu dabaal degayay sanad guuradii 41-aad ee ka soo wareegatay markii Jabuuti uu ka xuroobay gumeystihii Faransiiska.
Fantisyo kala duwan oo loogu dabaal degayay 27-ka Juun ayaa xalay lagu qabtay meelo badan oo ka mid ah dalka Jabuuti, waxaana isugu soo baxay dadeyne...
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka hadlay arrimaha la xiriira Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.
Ra’iisal wasaare ku-xigenka ayaa sheegay mar labaad in ay dib u bilaaban doonaan wada hadaladii dowladda Soomaaliya iyo Somaliland.
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay dowladda dhexe ee Soomaaliya...
Itoobiya ayaa sheegtay in wafti ka socda dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay toddobaadkan magaalada Addis Ababa u iman doonaan wada-hadallo soo afjari kara mid ka mid ah dagaalladii ugu dheeraa ee qaaradda Afrika.
Wasaaradda arrimaha dibedda Itoobiya oo warkan ku dhawaaqday maanta ma aysan bixin faahfaahin intaas dheer.
Madaxweynaha...
Ra’iisal Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gebagebeeyay booqasho hal maalin qaadatay oo dalka Rwanda uu ku joogay, ayaa magaalada Kigali ee caasimadda dalkaas kulan kula qaatay madaxweynaha Rwanda ahna gudoomiyaha Midawga Afrika, Paul Kagame.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya iyo madaxweynaha Rwanda ayaa ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka, islmarkaana dhul Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay calan Soomaaliyeed, u diray guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in masuuliyad weyn ay ka saarantahay qof...
War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee urur gobolleedka IGAD ayaa lagu sheegay in shaqadii iyo xilkii uu ka hayay Urur gobolleedka laga saaray Col. Gabre ahaa La Taliyaha sare ee dhinaca siyaasadda ee xog-hayaha Guud ee IGAD, kaasoo xilkan loo magacaabay sanad ka hor.
Warqada...
Baarlamaanka Puntland oo Isniinta maanta ah fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Garoowe ayaa meelmariyay ajandaha muddada uu socdo kalfadhiga 41 aad.
Fadhiga saddexaad kalfadhiga 41- aad waxa ka soo qeyb galay 42 xildhibaan , waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland,Axmed Cali Xaashi. Doodii wax ku kordhinta iyo wax ka...
Beel ka mid ah beelaha waaweyn ee reer Somaliland ayaa shir uga furmay Buurta gacan libaaax ee gobolka Saaxil, kaasi oo ay kaga arrinsanayaan arrimo khuseeya beeshooda.
Shirkan ay qabsanayaan beesha Garxajis (Beesha Ismaciil Isaxaaq) ayaa loogu magac daray Tol-wanaaje laba, waxaana ka soo qaybgallay shan boqol iyo konton ergay...
Shir looga hadlayay arimaha Beeraha oo ay ka soo qeybgakeen aqoonyhano Soomaaliyeed oo ka kala yimid meelo kala gadisan ayaa manta lagu soo xiray magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareyknka.
Shirka oo soo biloowday maalinimadii jimcada waxa uu sadxda cisho ka socday Jaamacada Ohio State University ee magaalada Columbus,waxaana ka...


















