Dowladda Soomaliya ayaa si rasmi ah u howlgalisay golaha dhaqaalaha Qaranka oo bishii July ee ina dhaaftay lagu magacaabay wareegto ka soo baxday madaxweynaha dowladda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in hay’addaha dhaqaalaha dalka yihiin kuwo liito, hasse ahaatee wixii hadda ka danbeeyay lagu maareyn...
Lix ruux oo asalkoodu yahay Itoobiyaan ayaa lagu waramayaa siyaabo kala duwan loogu dilay dalka Jabuuti weerar u muuqday aargoosi, sida ay warbaahinta u sheegeen dad goob joogayaal ah.
Goobjoogayaasha ayaa sheegay in dilalkan u dhaceen siyaabo gooni gooni ah, gaar ahaan waxaa ay intooda badan dhaceen xili habeen ah.
Weerarrada...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa dalbaday in baadhitaan madax bannaan oo lagu kalsoon yahay lagu sameeyo duqayntii diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sucuudigu ku dileen carruurta badan ee reer Yemen.
Xubnaha golahani ayaa ku heshiiyay in ay dib u eegis ku sameeyaan natiijada baaritaanka uu ballan qaaday milatariga Sucuudiga.
Weerarkaasi ay...
Dowladda Imaaraadka Carabta sheegtay dhisi doonta dhuumo shidaalka qaada oo isku xiri doona dalka magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya iyo magaalada Asab ee dalka Ertirea.
Wakiilada Wararka Fana ayaa lagu sheegay in xogtan lagu soo bandhigay kulan ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ra’iisal wasaare Abiy Ahmed iyo Reem...
Dowladda Sacuudiga ayaa Soomaaliya dib ugu soo celisay xoolo dhawaan la dhoofiyey oo lagu qiyaasay toddoba iyo labaatan kun oo neef, waxaana lugu wadaa Markabkii xoolaha qaaday oo la soo celiyey in uu illaa maalinta Axadda ku soo xirto dekedda Bossaaso.
Sacuudiga waxaa la sheegay xoolaha inuu usoo celiyay markii...
Guddida ilaainta iyo dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiilada, ayaa eeddo musmusuq usoo jeedisay wasiiro ka tirsan xukuumaddii hore ee Axmed Silaanyo, kuwaas soo bandhigay lacag loogu talogalay mashaariic in lagu fuliyo oo aan lagu fulin.
Guddidan ayaa farta ku fiiqay laba mashruuc oo ah jeelka Burco iyo jeelka Boorama...
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in cuna-qabateyntii Mareykanku uu ku saaray Ruushka eedeynta la xiriirta sumeynta basaas hore oo Ruushka u shaqeyn jirey iyo gabadhiisa ay dib u dhac ku keeneyso horumaradii laga sameeyay wadahadalladii dhex maray madaxda labada dal.
Dmitry Peskov, afhayeenka Aqalka Kremiling ee Ruushka looga arrimiyo oo warbaahinta...
Madaxweyne Donald Trump sodohdii iyo sodogii ayaa noqday muwaadiniin Maraykan ah iyaga oo loo sameeyay xaflad gaar ah.
Viktor iyo Amalija Knavs oo ah waalidka Melania oo ah xaaska Trump ayaa asal ahaan u dhashay Slovenia, dhaarta muwaadinnimada ayayna ku mareen New York Khamiistii, sida uu xaqiijiyay qareenkooda.
Wuxuu sheegay in...
Shaqaale ka tirsan hay’adda Bisha Cas ayaa lagu waramayaa in dabley loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin xooggaga Al-shabaab ku qafaasheen gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed.
Maxamed Isaaq Ibraahim Aflow ayaa warbaahinta u sheegay in deegaan lagu magacaabo Busley oo ka tirsan magaalada Baydhabo laga qafaashay shaqaalahan ka...
Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen Markab ciidan oo laga leeyahay dalka Spain oo si rasmi ah xilka howlgalka Atlaanta ee Soomaaliya kala wareegay Markab dagaal oo kuwa Talyaaniga ah ayaa lagu qabta xalay dalka Jabuuti.
Taliyaha Markabka Talyaaniga ee hawlgalka waday ayaa sheegay intii ay uu socday howlgalkan in...


















