Monday, November 9, 2026
                        Iyadoo shalay ay ku beegneyd 12 August maalinta dhalinyaradda aduunka ayaa dhinaca kale degmada War-Dheegley ee gobolka Banaadir waxaa lagu qabtay munasabad lagu soo xiray gabdho Soomaaliyeed oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan sida qorista Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar sida ay Hiiraan Online u sheegeen howlwadeennada tababarka. .Tababarkaan Noocaan waxaa...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed u sameeyay ballan qaad shaqo. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ku adkeeyay in uu codsiyada shaqo ka qabto kun dhalliyaro...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka dalka, dawladdiisuna ay diyaar u tahay in ay si dhaw ula shaqayso, fursad-na ay u siiso dhallinyarada in ay qayb weyn ka qaataan dib u dhiska dalka. “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa...
Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Aduunka 12- Agoosto 2018 ayaa lagu qabtey Xarunta Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed , waxaana ka qayb galey Wasiiro, Masuuliyiinta Jaamacadda Ummada, Macalimiinta Jaamacada, Dhalinyaro isugu jirey Wiilal iyo Gabdho iyo Marti Sharaf kale. Munaasbadaas oo ay soo agaasimeen Dallada SOYDEN iyo Hay'ada Socdaalka Nabada ayaa Halku...
                    Goobtan oo loo yaqaan Dhagax-jabinta, dhanka waqooyina kaga beegan Kismaayo ayaa waxaa maanta ku dhintay ilaa sedex kamid ah shaqaale halkaasi dhagax ka soo saarayay kadib markii ay kusoo duntay buur dhagax ah. Buurahan laga qodo dhagaxa loo isticmaalo dhisamayaasha magaalada Kismaayo ayaa marka aad booqato waxaad arkeeysaa buuro waaweyn...
Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor jeedday dawladda Itoobiya. Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in xabbad joojinta oo dhaqan galaysa 12ka duhurnimo ee 12ka Agoosto ay salka ku hayso "baaqa...
Madaxweynaha dalka Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa ku hanjabay in uu dhagaha ka fureysanayo handadaadda uga imaanaysa Mareykanka ee ku saasban xariga baadari Ameericaan ah oo Turkigu u haysto eedo la xiriira argagixisanimo. Erdogan ayaa Mareykanka uga digay in Turkigu uu diyaar u yahay in uusan ku ganacsan wax doolar...
Waxaa xasiloon magaalooyinkii ay qalalaasuhu ka dhaceen horaantii bishan, wararku waxaa ay intaa ku darayaan ay duulimaad-yadii diyaaradaha ee u kala socdaali jiray Jigjiga iyo Addis Ababa iya-guna horrantii todobaadkan dib u bilaabmeen. Meelihii kale ee dhibaatooyinku ka dhaceen waxa ka mid ahayd magaalada Godey oo dadkii deganaa ee aan...
Dekedda magaalada Muqdisho  ayaa la daah-furay xalay markii ugu horeysay tan iyo bur burkii dowladda dhexe in ay xili habeen ah shaqeyso. Waxaa booqday oo ka qeybgalay munaasabada daah-furka dekedda ee xiliga habeenkii mas’uuliyiin kala duwan iyagoo u kuurgalayay sida ay howlaheeda ay u socoto waxaana mas’uuliyiintaas horkacayay Ra’iisul Wasaare...
Magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa maanta uu shir ku dhaxmaray saraakiil ka tirsan dowladda dhexe ee federaalka Itoobiya oo ka soo duulay magaalada Addis Ababa iyo odayaasha dhaqanka deegaanka. Gaar ahaan kulanka waxaa dhinaca Itoobiya ku matalaya saraakiisha kala ah Jeneraal Xasan Ibraahim oo wasaaradda difaaca ee...