Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Famaajo ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Garsoore-yaasha Maxkmadda Sare ee dalka, keddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Mudane Baashe Yuusuf Axmed.
Garyaqaannada uu Madaxweynuhu u magacaabay xilalka Garsoore-nimo ee Maxkamadda Sare ayaa ah:
– Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe.
– Garyaqaan Maxamed Cumar...
Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa shaqadii looga joojiyay wasiir ku-xigeenkii wasaaradda arrimaha dibedda Mukhtaar Mahad Daa’uud.
Wareegtada ra’iisal wasaaraha oo uu warbaahinta u akhriyay agaasimaha wasaarrada War-faafinta xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla ayaa timid kaddib marun xoogan oo uu soo kala dhax-galay...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa raadineysa guddoomiye cusub oo uu yeesho Bankiga dhexe ee Soomaaliya, kaddib xayiiysiin ku soo baxday Wargeyska todobaadlaha ah ee ka faalooda arrimaha dhaqaalaha iyo ganacsiga ee The Economist.
Guddoomiyaha xiligan ee Bankiga dhexe Bashiir Ciise ayaa la filayaa in bisha November uu ka baxo shaqada Bankiga, taasoo...
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in ay ka danbeeyeen dilka Askar ka tirsanaa ciidamada Kenya qarax lagula eegtay deegaanka Lamu Arbacadii shalay.
Sarkaal ka tirsan ismaamulka deegaanka oo codsaday in aan magaciisa la shaacin ayaa sheegay in weerarkan uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaannada Majengo and Bodhei kaddib markii qarax...
Warar kala duwan ayaa faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaalada uu ku sugan yahay madax-weynihii hore ee dowlad deegaanka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar oo dhawaan magaalada Jigjiga ka kaxeys-teen ciidamada militeri-ga Itoobiya.
Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hadda ku sugan magaalada Addis Ababa oo la sheegay in...
Wasiirka Wasaarrada arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku garab istaagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Diblomaasiyada ah uu soo kala dhax-galay dalka Canada.
Wasiirka ayaa qiray in dowladda Soomaaliya ku taageertay Sacuudiga in aan la fara-galin arimaheeda gudaha, isaga...
Soomaalida ku dhaqan dalka Canada qaarkood ayaa si xoogan uga hor timid go’aankii dowladda Soomaaliya ay isku barbar taagtay dowladda Sacuudiga oo khilaaf dhinaca Dibloomaasiyadaha uu kala dhaxeeyo dalka Canada.
Qoraalka ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay garab taagan tahay dalka Sacuudiga islamarkana ay...
Dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa si faah faahin ka bixisay waxa soo dadajiyay is badalka ka dhacay dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, kaddib markii tallada deegaanka laga wareejiyay Cabdi Maxamuud Cumar oo hadda ku jira gacanta dowladda Itoobiya.
Wasiirka Warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Axmed Shide ayaa sheegay in maamulkii Cabdi Maxamuud...
Waxaa sii xoogeysanaya khilaafka dhanka diblomaasiyadda ee u dhexeeya Mareykanka iyo Iiraan, kadib markii Donald Trump uu diiday heshiiskii Iiraan lala gaaray.
Dowladaha reer Galbeedka qaarkood ayaana ka walaacsan go’aanka madaxweyne Trum ee ku aadan Iiraan ,kadib markii uu sheegay in uu xayiraad hor leh uu ku soo rogayo.
Xayiraadaha cusub...
Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya ayaa si weyn uga hadlay xiriirka diplomaasiyadeed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha,isagoo xusay in labada dal uu ka dhexeeyo xiriir qoto dheere oo saaxiibti-nimo ku dhisan.
Danjiraha ayaa balanqaaday in uu ka shaqeyn-doono sidii dowladda Shiinaha ay u sii xoojin lahayd mashariicda horumarineed oo ay...


















