Sunday, November 8, 2026
Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa bisha soo socota isugu imaanaya shir degdeg ah, kaasoo ka dhici doona magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland. Qoraalka uu ku saxiixnaa guddoomiyaha Golaha madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa lagu marti-qaaday madaxweynayaasha ku jira golaha in ay ka soo...
  Tirada muslimiinta caalamka ka timid ee ku sugan magaalada barakaysan ee Maka ayaa lagu qiyaasay 2 milyan oo qof si ay u gutaan waajibaadka xajka, waxaana maanta bilaabmay howsha gudashada acmaasha xajka. Xajka sannadkan ayaa imaanaya xilli dowladda Sucuudiga ay isku dayayso inay dhaqan geliso qorshahaha isbaddalada ah ee dalkaasi...
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil (Xaliima Yareey) ayaa ku dhawaaqday in ay bilaabeen howsha soo buuxinta saddex kursi oo ka banaan Golaha Shacabka oo lagu dooranayo Baydhabo iyo Dhuusa-mareeb. Waxaa ay sheegtay in Kursaatan loo tartamayo labo ka mid ah doorashadooda ka dhici doonto magaalada Baydhabo, waxaana ka mid...
  Madaxweynaha dalka Masar,Abdel Fattah al-Sisi, ayaa saxiixay sharci lagu adkeynayo xakamaynta adeegyada internetka dalkaasi. Xukuumadda dalkaasi ayaa sheegtay in tallaabooyiinkan looga gol leeyahay in lagu xaliyo xasilooni darada iyo argagixisada. Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda aadanaha ayaa ku eedeeyay dowladda in ay isku dayayso in ay aamusiiso dadka siyaasad ahaan ka soo...
Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliyeed ayaa markii ugu horeysay ka hadashay weerarada ciidamada Kenya ku hayaan xarumaha shirkadda Is-gaarsiinta Hormuud ku laheyd gobolada Gedo iyo Jubbooyinka. War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in marar badan oo hore dowladda Soomaaliya kala hadleen falalka ciidamada Kenya kula kacayaan xarumaha shirkaddaha Is-gaarsiinta Hormuud ee gobollada...
Kenya ayaa sheegtay in ay baareyso saddex qof oo lagu tuhmaayo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaliya. Saraakiisha dowladda Kenya oo faah faahin ka bixiyay arrintan ayaa sheegay in ay saddexda ruux laga soo qabtay Wadooyi Bari ee dalka Kenya kaddib markii lagu...
Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay xariga 10 xubnood oo ka tirsanaa howlwadeennadii dekedda Muqdisho oo ku eedeysan musuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dad-weyne. Dadka la soo xir xiray oo isugu jiray mas’uuliyiin iyo qaar ka mid ah ciidamada ilaalada canshuuraha dekedda ayaa xabsiga la oo dhiggay kaddib...
Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay Waddada Taleex qeybta degmada Hodan  oo ka mid ah jidadka ugu isticmaalka iyo mashquulka badan magaalada Muqdisho, waxaana uu ahaa sida goob joogayaal sheegeen miino waddada dhinaceeda la dhigay. Lama oga bartilmaameedka rasmiga ah ee Qarxan hasse ahaatee dad goobta ka agdhawaan...
Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Soomaaliya , Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa wada-hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Kenya,Peter G. Munya. Wada-hadalka oo waqti qaatay ayaa marka uu soo dhammaaday waxaa ay wasiirrada ganacsiga ee Soomaaliya iyo Kenya ay sheegeen in ay...
                        Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay dalka Jabuuti ayaa maanta oo Jimca ah u ambabaxay dalka Turkiga, markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa, Recep Tayyip Erdoğan. Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirika Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in...