Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa ka niyad xun dambi lagu helay madaxii hore ee ololihiisii doorashada, Paul Manafort, kaas oo la kulmi kara xarig tobanaan sano gaaraya.
“Waa wax laga murugoodo waxa dhacay” ayaa Trump uu warbaahinta u sheegay mar uu joogay gagi dayuuradeed oo ku taalla magaalada Charleston ee...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku boorinaya ciidamada qalabka sida in ay laba-jibaaraan dagaalka ka dhanka ah sida uu hadalka u dhigay koooxaha argagixisada.
Madaxweyne Farmaajo oo shalay la hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida ayaa ku tilmaamay Al-shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada shisheeye dalka ku...
Hadallo ay Maamul Goboleedka Puntland Warbaahinta u Mariyeen Maamulka Somaliland oo ay ka Jawaabeen.
Xukuumadda Somaliland ayaa ka jawaabtay hadalo hanbajaad ahaa oo ka soo yeedhay maamulka Puntland ee Soomaaliya.
Afhayeenka wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Cumar Cabdirisaaq ayaa sheegay inay tixgalinayaa go’aamadii ka soo baxay urur goboleedka IGAD iyo xafiiska wakiilka UN-ta u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ee ahaa in deegaankaasi nabad lagu soo celiyo.
“Madaxda...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ku dhawaaqay in 10-ka bisha September uu si rasmi ah u furmi doono Kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka.
Qoraal uu soo saaray guddoomiyaha ayaa lagu war-galiyay xildhibaannada in ay ugu dambeyn 5-ta bisha September ay ku soo xaroodaan, kuwooda...
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame xilal kala duwan horay uga soo qabtay dowladihii isaga dan-beeyay dalka Soomaaliya, islamarkaana hadda ah guddoomiyaha Xisbiga Wadajir oo maalmihii ugu danbeeyay socdaal ku marayay dalalka dibeda ayaa warbixin guud ka siiyay Soomaalida ku dhaqan magaalada Toronto xaalada guud ee wadanka.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa khubadiisa...
Malaayiinta Muslimiinta ah sanadkan xajinaya ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ka soo anbabaxaan deegaanka Mina iyaga oo u jiheysan doona Buurta Carafo,halkaasoo lagu wado in ay ku gutaan mid ka mid ah Ruk-niyada ugu muhiimsan Xajka.
Qaban-qaabo xoog leh oo arintan ku saabsan ayaa socta iyadoo basas looga...
Kaddib kulan maalmihii ugu danbeeyayba uga soconayay magaalada Addis Ababa xubnaha ugu sareeya xisbiga ka arimiya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa leysku afgartay in ka mid ahaanshaha xisbiga laga saaro saddex xubnood oo ku ku eedeysan in ay ka danbeeyeen rabshadii ka dhacay magaalooyinka waaweyn ismaamulka Soomaalida.
Shir jaraa'id oo...
Saraakiisha Amaanka dalka Kenya ayaa sheegay in uu socdo qorsheo dhalinyarada xuduuda Kenya iyo Soomaaliya ku nool ay kaga wacyi gelinayaan ku biirida Ururka Al Shabaab.
Gaar ahaan qorshan cusub ayaa beegsanaya dhalinyarada si ay uga dhaadhiciyaan sidii aysan ugu biiri laheyn Al Shabaab oo ay sheegeen inay dhibaatooyin badan...
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay-ba xafiiska hanti-dhowrka guud ee dowladda Soomaaliya uu ku howlanaa daba-gal lagu sameynayo hay’addaha iyo mas’uuliyiinta dowladda oo qaarkood hadda xabsiga loo dhigay arrimo musuq-maasuq la xiriira ayaa sheegay in isla xisaabtanku gaari doono xafiis-yada madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha dalka.
Maxamed Maxamuud Cali Afgooye hanti-dhowraha Qaranka oo...
Ra’iisal Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xarunta taliska booliiska Soomaaliyeed kula shiray wasiirka amniga, dhammaan hay’adaha garsoorka, guddoomiyaha maxkamadda sare, xeer ilaalinta, garyaqaanka, guddoomiyaha gobalka Banaadir, taliyaha ciidamada Asluubta iyo dhammaan taliyaasha cadaaladda iyo garsoorka, taliyaha booliiska Soomaaliyeed iyo taliyaha booliiska gobalka Banaadir.
Shirkan oo billaaw...


















