Monday, November 9, 2026
Deegaanada ku teedsan gobolka Jubadda Dhexe ayaa la qorshay-nayaa in ay ka dhacaan howlgalo ballaaran oo ay si wada jir ah ay u fulin doonaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed,kuwa Midowga Afrika iyo ciidanka Jubbaland oo isgarabsanaya si xoogagga Al-shabaab looga saaro gobolkaasi. War ka soo baxay taliska AMISOM ayaa lagu...
Kulankan oo Ahaa Mid Lagu Gorfeynayo Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka ayaa Waxaa Kssoo Qayb Galey Masuuliyiin ka Kala Socdey Xisbiyada Dalka Ka Jira Kuwaas oo Kala ahaa Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed, Xisbiga, Xiis,Xisbiga Horumarinta,Xisbiga Midnimada iyo Dimuquraadiyada,Xisbiga Midnimo Qaran,Xisbiga Samu,Xisbiga Ileys,Xisbiga U Hiili Dadkaaga,Xisbiga Samadoon,Xisbiga Umadda. Dood iyo Falaqeyn Dheer...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta sheegtay in ay gabi ahaanba ay xirtay God Jilicoow oo muddo dheer ahaa xabsi lagu xiro dadka loo heysto danbiyada kala duwan oo ay ka mid ah Argagixisada. Wasiirka Wasaarradda Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo warbaahinta kula hadlayay xarunta Godka Jlicoow ayaa sheegay in...
Tababarkan oo soconayay mudo sideed bilood ah ayaa maanta magaalada muqdisho ee caasimada dalka waxaa loogu sooxirey sadax dhalinyaro Soomali ah oo soobartay cilmiga baabuurta. Dhalin-yaradan somaliyeed ayaa mudada sideeda bilood tababarka ku  baranayay cashiro kala duwan oo laxiriira gawaarida iyadoona maanta  la gudoon siyay shahaado muujineysa cilmigii ay soo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo markii ugu horeysay war ka soo saaray xaigga Mukhtaar Rooboow ayaa iska fogeyn in ay wax lug ah ku lahaayeen dhinacooda. Wasiirka Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Xassan Cabdi Maxamed ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya lagula xiisaabtami doono wixii ka dhacay magaalada Baydhabo, madaama ay...
Wefti madax dhaqameedka ka socda dalka Itoobiya gaar ahaan qoomiyada Oromada ayaa shalay galab ka soo degay madaarka Cigaal ee magaaladda Hargeysa. Madax dhaqameedkan Qoomiyada Oromada Itoobiya waxa madaarka ku soo dhoweeyey madax dhaqameed reer Somaliland iyo madaxda gobolka Maroodi jeex, waxaana la socday wakiilka Somaliland u fadhiya Addis ababa. Weftigan...
Iyadoo loo balansan yahay in 19ka bishan magaalada Baydhabo lagu qabto doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, ayaa waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo guddigga doorashada oo laga dalbanayo in ay dib u dhigaan waqtiga doorashada in xaalka magaalada Baydhabo laga dajinayo. Xaaladda magaalada Baydhabo oo maalamahan ba kacsaneyd kadib...
War saxaafadeed ay wada jir u soo saaraan Beesha Caalamka ayaa looga hadlay xaalada ka soo kordhay magaalada Baydhabo, iyagoo sheegay inay ka walaacsan yihiin dhacdooyinka u dambeeyay ee ka dhacay Koofur Galbeed, gaar ahaan rabshadaha magaalada Baydhabo. Warka ayaa lagu sheegay in ay ka soo horjeedaan  qalalaasaha iyo gacan...
Xildhibaannada tiradooda lagu sheegay 135 mudane oo kulan qado ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa siweyn uga soo horjeestay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya. Xildhibaannada kulanka ka hadlay qaarkood ayaa sheegay in Mooshinka uu buray, waxaana ay codsadeen dib loo furo kulamadii Golaha Shacabka, dhinaca...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa'id ku qabtay hotelka uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa ka hadllay  xarigga Mukhtaar Rooboow iyo mooshinka madaxweynaha. Guddoomiye Mursal ayaa ka tacsiyeeyay geerida ka dhalatay rabashadihii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Baydhabo isaga oo ugu baaqay shacabka...