Sunday, November 8, 2026
  Booliska Kenya ayaa laga soo xigtay in la xiray xaaska iyo Aabbaha dhalay ninkii isku qarxiyay weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday dhismaha DusitD2  ee magaalada Nairobi, kaddib howlgal ay ciidanka amniga ka fuliyeen magaalo xeebeedka Mombasa. Mahir Khalid oo la sheegay inuu ahaa qofkii isku qarxiyay afaafka hore...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in dalalka Carabta ka cafiyaan deymaha,si ay taasi Gogal-xaar ugu noqoto saamaxaadda deymaha ee caalamka intiisa kale. Wasiir Beyle oo hadal ka jeediyay Shirka Wasiirrada Jaamacadda Carabta ee ka furmay maagalada Bayruut ee dalka Lubnaan , ayaa uga mahad...
Maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka aroortii weerar qorsheeysan ku qaaday Saldhig ay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Baar-sanguuni oo qiyaastii 50 km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo.   Weerarkan oo markii hore ku bilowday qaraxyo ay Al-shabaab ku weerareen afaafka hore ee Saldhigga ayaa labada...
Rag hubeysan ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dilay magaalada Muqdisho mas'uul ka tirsanaa maamulka degmada Howl-wadaag iyo Nin dhalinyaro ah oo la socday Axmed Maxamed Nuur Abiikar (Axmadey Shiiqaal)  oo ah marxuumka la dilay ayaa ahaa guddoomiye waaxeed ka tirsanaa maamulka degmada Howl-wadaag waxaa toogasho ku dilay dhalinyaro...
Ilaa Shan ruux oo u badnaa Taksiilayaal la sheegay in ay xiriir la lahaayeen kooxdii weerartay Talaadadii aynu soo dhaafnay Hotelka DusitD2 ayaa ka soo muuqday maxkamad. Mid ka mid ah shanta ruux oo heysta dhalashada Canada ayaa la sheegay in uu xiriir la lahaa kooxdii weerarka fulisay, waxaana magaciisa...
Hay’adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in ciidamada amaanka gacanta ku soo dhigay 18 ka bishaan oo maalinimadii shalay ku beegneed sarkaal sare oo ka tirsanaa Amniyaadka Al-shabaab. Warkan oo ay hay’adda Nabad sugidda Qaranka ee NISA ku shaacisay boggeeda Twitter-ka, ayaa lagu yiri” Howlgal qorshaysan oo si...
Duhurnimadii shalay ayeey aheyd markii koox hubeysan rasaas ku fureen guddoomiyihiii dhalinyaradda degmada Hodan ee gobolka Banaadir oo lagu magacaabi jiray Sakariye Hadaafoow, waxaana rasaasta lagu furay ka soo gaaray dhaawac culus. Hasse ahaatee markii danbe ayuu marxuumku dhaawacii soo gaaray ugu geeriyooday mid ka mid ah Isbitaallada Muqdisho oo...
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu dagaal xooggan  uu dhex maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo xoogagga Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa ka dhacay meel ku dhaw tuulada Deynuunaay oo u dhaxeysa Baydhabo iyo degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay, kaddib markii maleeshiyada Al-Shabaab ay jidka u galeen...
Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyay xariga Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda oo la sheegay in uu laaluush qaatay. Afhayeenka ciidamada booliiska Khaasim Axmed Rooble oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Askariga uu ka soo muuqday baraha bulshada isaga oo lacag dhan $ 5 dollar ka...
Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa ansixiyay hindise sharciyeed u ogolaanayo qaxootiga ku nool dalkaasi inay helaan xuquuq dheeri ah. Waxyaabaha ku xusan hindise-sharciyeedka waxaa kamid in dad qaxootiga ee ku nool xeryaha qaxootiga inay xaq u leeyihiin in dalkaasi laga shaqaaleysiiyo iyo in carruurtooda ay wax ka bartan Iskuulada dowladda. Hindise Sharciyeedka...