Sunday, November 8, 2026
  Baarlamaanka Puntland ayaa lagu wadaa hannaan cusub inuu ku ansixiyo wasiirrada uu soo magacaabayo, madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni,sida laga soo xigtay qaar ka mid ah xildhibaannada. Qorshaha waxa uu yahay in si kali-kali ah codka kalsoonnida loogu qaado wasiirrada cusub ee la soo magacaabayo, arrintan oo Baarlamaanka uu ka doonayo...
Nin u dhashay dalka Britain oo horayna ula shaqeyn jiray sharikadda SKA ee ka howl-gasha garoonka Aadan Cadde ayaa ku xiran xaruunta CID ee magaalada Muqdishu sida uu u xaqiijiyey sarkaal sare oo ka tirsan maamulka garoonka. Xarigaan ayaa ka dambeeyey ka dib markii boorsadiisii laga helay bombka loo isticmaalo...
Magaalada Baydhabo waxaa ka soconaya kulamo u muuqda in lagu xalinayo shaqaaqadii ka dhalay xarigga Mukhtaar Rooboow oo sanadkii hore ciidamada Itoobiya ka qabteen gudaha magaalada Baydhabo isaga oo ka mid ahaa musharixiintii u taagneyd qabashada xilka madaxweynaha. Madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen oo la hadlayay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa isagoo ka wakiil ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa uu shirka wadamada Carabta uga qeybgalay magaalada Bayruut ee dalka Lubnaan. Shir madaxeedka Carbeed oo shalay ka furmay Magaalada Beyruut – sida ku xusan jadwal looga dooday...
Wasiirkii hore ee Boosatada iyo Isgaarsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in cudurro kala duwan uu ka qaaday lacago ka badan mishaarkiisa oo uu cunay muddadii  uu xilka hayay. Mar uu ka hadlay sababta uusan u dooneynin in uu xil danbe ka qabto Somaliland ayuu...
Suxufiyiin ka hawlgalla wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa lagu eedeeyey inay baraha bulshada qaarna wax ka dhan ah xukuumada ku qoreen, qaaar kalena Like ama Comment ama share ku sameeyeen qoraallo. Wariyeyaashan waxa maanta u yeedhay guddida anshaxa ee wasaaradda warfaafinta, waxaanay su’aallo ka waydiiyeen ujeedada ay qoraalo ay qoreen uga...
 Cabdul Ra’uuf Al-muztasib , oo ah Falastiini  deggan magaalada Hebron ee galbeedka daanta Galbeed ee dhulka reer Falastiin ayaa ka diidday Israa’iili doonayay inuu gurigiisa uu uga iibiyo boqol milyan oo doollarka Mareykanka. Dhismaha lacagta aadka u baddan lagu doonnayo ayaa ku yaalla meel aan sida uga fogeyn masaajidka Ibraahimi...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Kulan gaar ah la qaatey guddi ka socda Golaha Odayaasha dhaqanka ee koonfur Galbeed. Kulanka waxaa looga hadlay sidii loo wajihi lahaa howlaha dib u heshiisiinta ee Maamulka cusub ee Dowlad Goboleedka...
Madaxweyne Trump ayaa shaaciyay hindiseyaal cusub oo ku saabsan gidaarkii uu doonayay in uu ku kala xiro xudduudaha waddamada Mareykanka iyo Mexico. Hindesiyaashani cusub ayuu uga gol-leeyahay sidii loo soo afjari lahaa hakadka ku yimid hawlaha qaar ee dowladda Mareykanka oo xirnaa muddo ka badan afar usbuuc. Trump ayaa sidoo kale...
Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Turkey ayaa kulan la qaatey ku simaha agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka dalka Turkey. Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen agaasimaha guud wasaaradda amniga, u qeybsanaha socdaalka iyo mas’uuliyiin kale oo ka socdey safaaradda Soomaaliya ayaa...