Monday, November 9, 2026
Hay'adaha amniga kenya ayaa kordhiyay amaanka goobaha laga yaabo in ay bartilmaameed ka dhigtaan kooxda Al-shabaab. Toddobo sano kahor maanta oo kale, koox katirsan Al-shabaab ayaa galay suuqa Westgate Shopping Mall oo kuyaal Westlands, Nairobi, halkaas oo ay ku dileen in ka badan 70 qof ayna ku dhaawaceen 200 kale. Kooxda...
Itoobiya ayaa ka gudbisay dacwado argagixiso oo ay ku soo oogtay maalqabeenka caanka ah iyo siyaasiga mucaaradka ee kasoo jeeda qowmiyada Oromada, Jawar Mohammed. Jawar, oo ah aasaasaha shabakada warbaahinta Oromiya isla markaana xubin ka ah xisbiga Oromo Federalist Congress, ayaa la qabtay bishii Juun xilli ay socdeen rabshado baahsan...
Waaxda amniga gudaha dalka Maraykanka ayaa jawaab ka bixiyay warqad Ilhan Omar u dirtay Laanta Socdaalka iyo Kastamada dalka Maraykanka, taasoo ay ku muujinaysay walaaca ku saabsan masaafurinta muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo dalka Maraykanka ku nool. Waaxda amnigu waxay sheegtay in la saarayo 39 muwaadin oo Soomaali ah, oo 36...
Barasaabka Gaarisa Cali Bunow Qorane oo lagu soo oogay dacwad la xiriirta lacag dhan 233m oo shilinka Kenya ah, ayaa heli doona xoriyadiisa hadii uu bixiyo damiin lacageed oo dhan Sh3.25 million, sida lagu sheegay go’aan kasoo baxay maxkamada Nairobi. Waa markii ugu horeysay oo gudoomiyaha dacwad lagu soo ooga...
Sida ay qoreen qaar kamid ah wakaaladaha wararka dunida waxaa maanta qarax ka dhacay caasimadda dalka Afganistan ee Kabul ku dhaawacmay madaxweyne ku xigeenka waddankaas Amrullah Saleh. Qaraxa ayaa loo dhigay kolonyo uu la socday bartamaha magaalada Kabul, xilli uu kusii socday xafiiskiisa shaqada,  sida laga soo xigtay laammaha ammaanka...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa loo magacaabay murashaxa abaal marinta bilada nabada ee Nobel Peace Prize sannadka 2021, toddobaadyo uun ka dib markii uu gacan ka gaystay nabadeynta Israa’iil iyo Imaaraadka Carabta. Waxaa u magacaabay Christian Tybring-Gjedde, oo ah xubin ka tirsan baarlamaanka Norway, oo ku amaantay Trump, dadaalka...
Waxaa magaalada Addis Ababa gaadhay qeybtii ugu horeysay ee sahay caafimaad, oo ay maalgelisay Midowga Yurub si ay gacan uga geysato la dagaalanka COVID-19 oo ka dilaacay Itoobiya iyo sideeda dowladood ee xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD. Tani waa qeyb ka mid ah 60 milyan oo euro oo Midowga...
Raysal Wasaaraha dalka Hindia ayaa dhalleecayn culus kala kulmay markii gobol kamid ah dalka Hindia uu la barbar dhigay Soomaaliya. Ra'iisul Wasaare Narendra Modi ayaa intii uu ka hadlayey isu soo bax ka dhacay gobolka Kerala oo ku saabsanaa doorashooyinka soo socda, wuxuu isbarbar dhigay Kerala iyo dalka Soomaaliya. Kerala waa...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay soo celinta ammaanka Soomaaliya kaligeed ku bixisay $ 5.3 bilyan 20-kii sano ee lasoo dhaafay. ku simaha safiirka mareykanka ee UN-ka, Cherith Chalet, ayaa hadalkaan ka hor jeedisay golaha amaanka, iyadoo timaamtay  in lacagtaan faraha badan iyo natiijooyinka ka soo baxa Soomaaliya aysan haba...
Dowladda Uganda ayaa Soomaaliya usoo diraysa Cutubka toddobaad ee ciidanka ilaalada xafiisyada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Cutubkaan oo ka kooban in kabadan 600 oo nabad ilaaliyeyaal ah, waxaa qeyb ka ah tiro badan oo maleyshiyaad ah sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay wargeys ka faallooda arrimaha Mitariga ee commandonepost.   Taliyaha ciidanka...