Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa weerar Afka ah ku qaaday dhaggiisa dalka Faransiiska Emmanuel Macron isaga oo sheegay in uu ku khafiifay naceybka dadka muslimiinta ah.
Erdogan ayaa yiri'' Waxaa uu u baahan yahay in la baaro caafimaadka maskaxdiisa, waayo waxaa uu ku khafiifay dadka muslimiinta ah.
Waxaa uu ...
Dowladda Mareykanka ayaa meel marisay islamarkaana ogolaatay in bukaannada la siiyo dawo la sheegay in lagu dabiibayo dadka qaba cudurka Covid-19, inkastoo haddana marka dhinaca kale la eego hay’adda caafimaadka dunida ay dhaliishay waxtarka dawadan.
Hay’ad u qaabilsan dhinaca dawooyinka ayaa sheegtay in ay fasaxeen in dawadan oo lagu magacaabo...
Madaxweyne Donald Trump iyo Ninka la filayo in ay 3- bisha November ku tartamaan doorashada madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa yeeshay dooddoodii ugu danbeysay.
Labada mas’uul ayaa aad uga dooday mowduucyo ay ka mid ahaayeen dhaqaalaha, isirka, isbaddalka cimmillada, ceymiska caafimaadka iyo socdaalka, hase yeeshee waxaa aad doodda u hareeyay uguna...
Inta la xaqiijinayo 12 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo lala beegsaday dugsi lagu barto diinta dalka Afghanistan.
Warar ayaa sheegaya in duqeyntan ay ka dhacday dugsi Qura'aan oo ku yaalla tuulada Hazara Qurluq ayna ku dhinteen 11 caruur ah iyo macalinkoodii.
Balse dowladda Afghanistan...
Maxamuud Yaasiin oo ahaa jilaa caan ah oo aad loo jeclaa ayaa ku dhintay gudaha waddanka Masar, waxa uuna magac weyn ku lahaa dunida Carabta oo dhan waxa uu ku geeriyooday da’da 79 sano.
Waxa uu ahaa xiddig rug caddaa ah oo ku wanaagsan sameynta Aflaanta iyo majaajiladda.
Sanadkii 1942-dii ayuu...
Musharrixiinta doorashada baarlamaanka Uganda ayaa la faray inay illaa Khamiista bixiyaan khidmadda lacageed ee murashaxnimadooda oo dhan $800, sida uu sheegay Guddiga Doorashooyinka.
Si kastaba ha noqotee, qaar badan oo kamid ah murashixiinta u tartamaya dhinaca mucaaradka oo aan awood u lahayn dhaqaalahaan ayaa ku qasban inay xisbiyadooda taageero ka...
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in rag hubeysan ay af-duubeen mid kamid ah raggii lagu waayay iney ku lug lahaayeen weerarkii Westgate ee ka dhacay magaalada Nairobi.
Liibaan Cabdullaahi oo ay maxkamadda sii daysay kadib markii lagu waayay dembi ah inuu ku lug leeyahay weerarkii 2013-dii ka dhacay...
Mareykanka oo Sheegay In uu Ciidamadiisa Kala Soobixi Doono Dalka Afqaanistan Sanadkan Dhamaadkiisa.
Weli si rasmi ah ugama uusan jawaabin waaxda gaashaan-dhigga Mareykanka hadalkii madaxweyne Donald Trump ee ku saabsabaa in dhammaadka sanadkaan guud ahaa dalka Ciraaq lagasoo saarayo ciidamada dalkaasi ka jooga mareykanka.
"Waxaa innaga jooga tira yar oo askar ah, oo weliba ah rag iyo dumar qiima leh, dhamaadka sanadkaan, waxay...
Kooxda Al-Shabaab ayaa sii daayay labo dhakhtar oo u dhashay Cuba oo laga afduubtay Kenya laguna haystay sanad iyo badh gudaha Soomaaliya, sida lagasoo xigtay saraakiil.
Sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa u sheegay wakaaladda wararka ee Associated Press in dhakhaatiirtan lagu sii daayay ka dib wada-xaajood bilo...
Wasiirka arrimaha dibedda Cuba Bruno Rodriguez ayaa uga mahadceliyey dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad dadaalka ay dowladdiisu ugu jirto dammaanad-qaadka soo celinta labo dhakhtar ee u dhashay Cuba oo in ka badan sannad ka hor laga afduubay Kenya.
Wasiirka arrimaha dibedda ee Cuba oo qadka taleefanka kula hadlay dhigiisa Cawad,...

















