Tuesday, November 10, 2026
Saraakiisha cidianka difaaca Qaranka dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ay helleen ama gacanta ku dhigeen gantaalo lagu qariyay qeybo ka mid ah magaalada Mekelle ee gobolka Ismaamulka Tigreyga. Gantaalahan oo gaaraya ilaa 13 ayeey saraakiishu sheegeen in ay ahaayeen kuwa ridada dheer oo ay TPLF mar u adeegsatay gobollada Bahar...
Dowladda Mareykanka ayaa illaa 2500 kamid ah ciidamadeeda badda ah geysay xeebta Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan daabulka 800 oo askari uu Maraykanka kala baxayo Soomaaliya, taliska Maraykanka Afrika  ayaa sheegay Talaadadii maanta. Taliska Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ku sheegay in tiro yar oo ciidamo ah ay kusii nagaanayaan gudaha...
Warbaahinta Kenya ayaa qortay in Soomaaliya ay ku fashilantay Isku daygii ahaa in Kenya lagu canaanto shirkii  urur goboleedka IGAD. War murtiyeedkii kasoo baxay shirkii urur goboleedka IGAD laguma xusin wax ku saabsan ashtakadii Soomaaliya ay ka gudbisay dowladda Kenya ee ahayd in ay faro galin ku hayso midnimada iyo...
Saraakiisha nabad-galyada dowladda Kenya ayaa sheegay in ay helleen meydka Cumar Aadan oo ahaa sarkaal ka tirsanaa saldhiga degaanka Gumarey oo hoos yimaada Khorof Xaraar. Sarkaalkan meydkiisa la helay oo ku shaqeynayay darajada kaaliyaha saldhiga Booliiska Gumarey ayaa waxaa la afduubtay ka hor inta aan meydkiisa la helin rag hubeysan...
Iyadoo guud ahaan caalamka uu soo food saaray mar kale culey la xiriira caabuqa Coronavirus ayeey dowladda Sacuudigu joojisay gabi ahaanba duuliyaadkii caalamiga ee tagi jiray dalka. Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in laga fiirsan doono dib u eegisna lagu sameyn doono socdaalka dhinaca badda ah ee soo gaala dalka...
Inta la xaqiijinayo ilaa saddex ruux ayaa ku geeriyootay Qarax ka dhacay magaalada Lideta oo ku dhaw bartamaha magaalada caasimada ah ee Addis Ababa Axaddii shalay. Wakaalada Wararka ee dowladda ayaa sheegtay in qaraxan uu ka dhashay Bam goobta la dhiggay laakiin ma aysan bixin faah faahin intaa dhaafsiisan. Warka ayaa...
Dowladda Kenya ayaa qunsuliyad ka furaneysa gobolka Jamhuuriyada Iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland kaasoo u muuqda mid u ololeynaya aqoonsi caalami ah. Go'aanka ay Kenya  qaadatay ayaa imanaya xili uu sii xumaanayo xiriirka Diblomaasiya-deed oo ay kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku eedeysay Kenya in ay fara-galin qaawan...
Muwaadin u dhashay Kenya oo loo haysto inuu ka tirsan yahay al-Shabaab tababar duuliyana  ku soo qaatay Filibiin ayaa lagu soo oogay dambiyo argagixisanimo, oo ay ka mid tahay inuu maleegayay afduub diyaaradeed oo lamid ah weerar u eg 9/11. Cholo Abdi Abdullah, oo 30 jir ah ayaa laga qabtay...
Dowladda Kenya, ayaa sheegtay in aysan ka aargoosandoonin Soomaaliya ka dib markii dowladda federalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay Kenya. Soomaaliya ayaa xiriirka ugu jartay Kenya, ka dib markii ay ku eedeeysay in ay xad gudubyo joogta u hayso madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan...
Madaxweynaha Somaliland, Muusa Biixi Cabdi ayaa galabta gaadhay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo uu ka helay caasumaad rasmi ah oo uga timid dowladda Kenya. Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya, ayaa si kooban u sheegtay in madaxweyne Muuse Biixi uu Isniinta berito ah wadahadal la yeelan doono madaxweynaha Kenya...