Tuesday, November 10, 2026
Dowladda Itoobiya tan iyo markii ay soo afjartay dagaalkii gobolka Waqooyiga ay kula gashay xoogagga Tigrayga, waxaa ay ku raad joogta sidii ay gacanta ugu soo dhiggi laheyd saraakiisha sar sare ee TPLF ee ku lugta lahaa qalalaasaha. Madaxa howlgelinta Ciidanka Itoobiya Brig. General Tesfaye Aylwe  ayaa warbaahinta u sheegay...
Shirkadda Twitter ka ayaa hawadda ka saartay gabi ahanba hoggii madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump kaddib markii la ogdaaday in loo adeegsado erayo kicin ah ama aan u wanaagsaneyn amniga dalka. Sidoo kale Twitter ayaa ku eedeysay madaxweyne Trump in uu ku xadgudbay sharciyada iyo badqabka ee u yaala shirkadda,...
Kongareeska Mareykanka ayaa ugu danbeyntii ansixiyay in Joe Biden yahay madaxweynaha dalka Mareykanka halka Kamala Harris  ay noqoneysa madaxweyne ku-xigeenka dalka. Waxaa ay gabi ahaanba laaleen oo ay meesha ka saareen diidmadii laga muujiyay codadka gobollada Pennsylvania iyo Arizona. Kulanka ayaa hakaday maalintii shalay kaddib markii taageerayaasha Madaxweyne Trump ay ku...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in ciidamo heer sare ah la geeyay magaalada caasimada ah ee Kambala si ay meesha uga saaraan dambiyada ka hor doorashada madaxweynaha iyo tan baarlamaanka oo dhici doonta 14-ka Janaayo . Musaveni ayaa khudbadiisa ku sheegay in cutubyo ka tirsan militariga oo si...
War Qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo '' AFRICOM'' ayaa lagu sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab dhinaca kalana burburiyeen xarumo muhiim u ahaa. Duqeyntan oo ka dhacday...
Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu dilay  ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan muwaadiniin u dhashay Turkiga oo ka shaqeynayay wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa sheegtay in hal qof oo Turkish ah uu ku jiro dadka ku geeriyooday qaraxa. Waxay kaloo sheegtay...
Xilli uu dalka Uganda isku diyaarinayo doorashada Janaayo 14, ayaa madaxweynaha Uganda ahna taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida, Gen. Yoweri Museveni, wuxuu Maj Gen Kayanja Muhanga u magacaabay madaxa isku duwaha howlaha amaanka ee Kampala. Muhanga wuxuu ahaa abaanduulihii ciidamada Uganda ee Soomaaliya intii u dhaxeysay 2014 & 2016. Madaxweynaha...
War ay soo saartay dowladda Britain ayeey ku sheegtay suurtagalnimada in toddobaadyada soo socda uu dalku wajaho xaalad caafimaad tii ugu darrenyd. Shaqaale fasaxyo ku maqnaa iyo xanuunka Covid19 noociisa cusub ayeey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas. Dhakhaatiirta iyo Shaqaalaha dalka Britain ayaa ka diggay in...
Kaddib toddobaadyo isku dhac ah Sudan waxaa ay sheegtay in ay gabi ahaanba gacanta ku dhigtay dhamaanba dhulkii ay horey uga heysatay Itoobiya kuwaa oo ku yaala xudduuda labada dal ay wadaagaan. Dhulkan ay sheegtay Sudan in ay qabsatay ayaa waxaa deggenaa muddo dheerna ku noolaa beerley Itoobiyaan ah. Itoobiya oo...
Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Arbacadii shalay  ku dhawaaqay in Anita Kiki Gbeho oo reer Ghana ah noqoto ku xigeenka cusub ee Wakiilka gaarka ah ee Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Gbeho  ayaa badali doonta  Raisedon Zenenga oo reer Zimbabwe ah oo loo magacaabay kaaliyaha xoghayaha guud...