Iyadoo uu jiro Bandow saaran xiliyada habeenkii guud ahaan dalkaasi Kenya, ayaa dhinaca kale waxaa soo baxaya cabasho xooggan oo dadka xaafaddaha Islii gaar ahaan ganacsatada ka muujinayaan ciidamada Booliiska ee u xil saaran hergalinta Bandowga.
Ganacsatadan oo qaarkood la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Booliisku kula kacaan garaacis iyo...
Munaasabad lagu daah furayay warshad dharka soo saaraysa oo ay ganacsato Soomaaliyeed iyo kuwa Turkisha hirgaliyeen ayaa lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalkaas, waxaana ka qeyb galayay qurbo joogtada Soomaaliyeed iyo guddoomiyaha jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga.
Shirkaddan oo lagu magacaabo Labbis waxay soo saaridoontaa dharka nuucyadiisa kala duwan, waxayna sidoo...
Bobi Wine oo ah musharraxa mucaaradka Uganda ayaa sheegay in noloshiisa ay halis ku jirto kaddib doorashadii Khamistii ka dhacday dalkaas oo uu ku guuleystay Yoweri Museveni.
“Waxaan u cabsi qabaa nolosheyda iyo tan xaaskeyga” ayuu yiri Bobi Wine.
Wuxuu BBC-da u sheegay in uusan aqbali doonin natiijada kasoo baxday guddiga...
Yoweri Museveni ayaa ugu danbeyntii ku guuleystay doorashadii dalka Uganda isaga oo codadkii la dhiibtay helay 59 %, waxaana natiijada doorashadan dood ka keenay siyaasiga da'da yar ee lagu magacaabo Bobi Wine.
Bobi Wine oo ah nin dhalinyaro ah ayaa sheegay in uu hayo cadeymo dhab ah oo muujinaya in...
labo sano ayaa kasoo wareegtay weerarkii Al-Shabaab ay weerartay hoteelka Dusit D2 ee bartamaha magaalada Nairobi, halkaas oo ay ku dileen 22 qof.
Sanad guuradan ayaa imaaneysa iyadoo magaalada Mandheera Kenya, oo kutaala xadka Soomaaliya ay kusii kordhayaan weerarada kaga imaanaya Al-shabaab iyadoo laga cabsi qabo inay la wareegaan gacan...
Hay'adda Human Rights watch ayaa soo saartay warbixin sanadeed ku saabsan arrimaha Soomaaliya. Hay'adda ayaa diiwaangelisey 596 kiis oo ah dilka dad rayid ah, oo ay 296 kamid ah ka dambeeyaan Al-shaaab, horraantii bishii Ogosto August ee sanadkii hore ee 2020.
Warbixinta waxay sheegaysaa in falalkaan ay badankood sabab u...
War ka soo baxay Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in howlgal ay ka kaashadeen iyaga iyo ciidanka dowladda Soomaaliya ka fuliyeen gobolka Baay gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Buula Fuulaay.
War ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntaas lagu dilay xubin ka tirsan Ururka Al-shabaab...
Kaddib fadhi iyo dood adag oo ay ka yeesheen arintan xubnaha Kongreska dalka Mareykanka ayeey intooda badan isku raaceen soo jeedinta ah in xilka laga qaado madaxweyne Trump
Nancy Pelosi oo ah Afhayeenka Aqalka ayaa sheegtay in mar kale goluhu isku raacay in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Trump oo eedeymo...
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay xaaladaha siyaasadeed ee ka jira dalka Uganda xilli walaac laga muujinayo suurtagalnimada in la helo doorashooyin baarlamaan iyo madaxtinimo oo xor iyo xalaal ah dabayaaqada toddobaadkan.
Doorashooyinka qaran ee Uganda waxaa hareeyay rabshado sii kordhaya, xadgudubyo badan oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ah, iyo...
Saraakiisha Amniga magaalada Woqooyiga Itoobiya ku taal ee Mekelle ayaa walaac ka muujiyay amni darada ka jirta magaalada iyadoo mid ka mid ah saraakiishan uu sheegay in dumar lagu kufsaday toddobaadkan magaalada. xili magaalada ay ku jirto gacanta ciidanka federaalka Itoobiya.
Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqday in...


















