Tuesday, November 10, 2026
Wasiirka Wasaaradda difaaca dalka Kenya Monica Juma ayaa sheegtay in ciidamada wadanka Kenya ka jooga gudaha Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ineysan ka bixi doonin Soomaaliya. Monica Juma oo Warbaahinta kula hadashay xerada tababarka UK ee dalka Kenya ayaa sheegtay ineysan qaadin karin go'aanka ciidamada...
Baarlamaanka dowladda Turkiga oo yeeshay kulan aan caadi aheyn ayay ku ansixiyeen qaraar la xiriira muddo kordhin ku saabsan howlgalka ciidamada Turkiga ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya iyo gacanka Cadmeed. Mudanayaasha Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa dood adag ka yeeshay muddo kordhinta kuwaas oo markii dambana ansixiyay iyadoo mudooyinkii dambe qorshahaasi...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden oo dhawaanta xafiska la wareegay ayaa khadka telleefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Ruushka Vladimir Putin  oo ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah. Madaxweyne Biden ayaa sheegay in uu fahansan yahay saameynta uu marar badan ku lahaa Ruushka faragalinta doorashooyinkii ka dhacay dalka Mareykanka,  sidoo...
Bilow Keeroow oo ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegay in shacabka ku dhaqan magaalada Mandera dareemeyn saameynta dagaalkii Isniintii shalay ka dhacay degmada Beled-Xaawo. Isaga oo la hadlayay Laanta Afka Soomaaliga ee BBC da ayuu sheegay in labada magaalo yihiin kuwo daris ah oo mar walba...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay walaac ka qabto dagaalka ka soo cusboonaaday degmada Beled-Xaawo oo sida ay sheegtay Kenya wax aan badneyn u jirta xudduuda ay wadaagaan Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha dibada Kenya ayaa lagu sheegay in dagaalkan uu sababay barakaca dad badan oo rayid ah,...
Joe Biden madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka ee maalintii shalay xafiiska loo dhaariyay ayaa xalay soo saaray go'aamo waaweyn oo uu ku laalayo tallaabooyin uu horay u qaaday madaxweynihii ka horeeyay ee Donald Trump. Ga'oomada uu meesha ka saaray Mr Biden ayaa waxaa ka mid ah mamnuucidii afarka lagu tagi...
Maanta ayaa lagu wadaa in uu xafiiska si rasmi ah ula wareego madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Joseph Robinette Biden Jr. Joe Biden ayaa xafiiska Aqalka Cad kala wareegaya, madaxweyne Donald Trump oo magaaladan Washington D.C ka tagayo duhurnimada maanta, si uu u daggo qasriga uu ku leeyahay deegaanka la...
Ninkan oo lagu magacaabo Alexei Navalny  islamarkaana ah hoggaamiyaha ugu weyn mucaaradka dalkaasi Rushka kaddib markii sida lagu waramayo diyaaradii siday ay ku soo digtay garoonka ku yaala magaalada Moscow. 44 sano jirkan ayaa 5 bilood ka hor ka badbaaday sunta nooca waxyeeleysa neerfaha oo loo adeegsaday. Waxaa la arkayay  isaga...
Saraakiisha Militariga Mareykanka ayaa sheegay in labo cisho ka hor la dhameystiray ka bixista ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya oo ku beegneyd waqtigii kama danbeysta aheyd ee madaxweyne Donald Trump uu u qabtay. Khubarada qaar ayaa ka digay in ka bixista gudaha dalka Soomaaliya 700 oo Askari lagu soo beegay waqti...
Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa in uu qaado dhamaanba xayiraadaha dhinaca socdaalka ah ee saaran dadka ka imanaya wadamada muslimka ah islamarka uu xilka la wareego. Sida laga soo xigtay la taliyaha Biden ayaa marka la dhaariyo tallaabada ugu horeysa ee uu qaadayo waxaa ay...