Tuesday, November 10, 2026
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay warbiixn la xiriirta qaabkii u dhacay dilkii Wariyihii weynaa ee reer Sacuudi Jamaal Kaashuqii, iyo waliba cidda ka danbeysay dilkaasi. Warbixin uu Mareykanku soo saaray ayaa lagu sheegay  in sirdoonka dalkaasi ogaadeen in in Amiirka dhaxalsugaha ah ee Sucuudiga, Maxamed bin Salmaan, uu ansixiyay dilka weriyaha...
War saxaafadeed ay soo saareen Gudida Doorashooyinka dalka Itoobiya ayay kaga hadleen xaaladda uu ku sugan yahay Ururka ONLF. Guddiga ayaa sheegay inay hawada u laaleen warbixin kasoo gaartay garabka uu hoggaamiyo Riyaale Xaamud Guddoomiye ku xigeenkii hore ee ONLF, oo lagu sheegay in xilkii guddoomiyenimo laga qaaday Guddoomiyaha ONLF,...
Maxkamadda Caalamiga ee Caddaaladda, ICJ ayaa dooratay Madaxweyne cusub oo lagu magacaabao Joan Donoghue oo kasoo keeda waddanka Maraykanka. Madaxweynaha cusub ee ICJ ayaa badalaya Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaaliya kasoo jeeda ka dib markii waqtigiisii saddexda sano ahaa uu dhammaaday 8-dii Febaraayo 2021.Garsoore Kirill Gevorgian oo kasoo jeeda dalka...
Waxaa sii xoogeynaya muranka ka dhax aloosan labada dowladdood ee Sudan iyo Itoobiya kaasoo salka ku haya Biyo Xireenka Wabiga Niil  oo muddo dheerba soo jiitamayay. Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya xireenka...
Joe Biden madaxweynaha cusub ee dowladda Mareykanka  ayaa in Mareykanku uu joojinayo taageeradii uu u fidinayay dagaalka uu hogaaminayo Sacuudiga ee Yemen laakiin wuxuu intaa ku daray in Washington ay sii wadi doonto ka caawinta Riyadh difaaca qaranimadeeda iyo dhulkeeda. "Waa in la soo afjaro colaadda Yemen," ayuu yiri Madaxweyne...
Labo sarkaal oo ka tirsan FBI Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay halka saddex kalana la dhaawacay Gobolka Florida, kaddib iska horimaad dhaxay subaxnimadii Talaadada. Saraakiishan ayaa la toogtay xili ay isku dayayeen in ay baaritaan ku sameeyaan guri ku yaalladegmada Fort Lauderdale halkaas oo looga shakisanaa in uu ku nool...
Militariga Mareykanka ayaa qabtay tababarkii ugu horreeyay ee ay siinayaan ciidamada Soomaaliya kadib markii dhowaan inta badan ciidamadii Mareykanka ee Soomaaliya ku sugnaa ay ka baxeen. Taliyaha Ciidamada Cirka ee Mareykanka Maj. Gen. Dagvin Anderson ayaa tababarkaan ku tilmaamay tallaabo muujineysa in uu Maraykanku weli daacad u yahay Soomaaliya iyo...
Dowladdaha Kenya iyo Britain ayaa iska kaashanaya dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada gaar ahaan Ururka Al-shabaab kaddib wada hadal magaalada Nairobi ku dhaxmaray xoghayaha gaashaandhigga UK, Ben Wallace iyo wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Dr Fred Matiang’i iyo wasiirka gaashandhigga Kenya, Monica Juma. Heshiis ay kala saxiixdeen labada dhinac ayaa...
Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada amaanka Kenya ayaa lagu dilay seddex kalena waa lagu dhaawacay fiidnimadii Arbacada qarax miino oo waddada dhinaceeda lagu aasay oo ka dhacday degmada Mandheera. Rono Bunei, oo ah taliyaha Booliska Gobolka Waqooyi bari ayaa sheegay in werarka uu dhacay kaddib markii gaariga...
Qoraal ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha dibadda Jamhuuriyada Jabuuti ayaa looga hadlay go'aankii ka soo baxay guddigii xaqiiqo raadinta Urur gobolleedka IGAD uu u saaray muranka dhinaca xudduuda ah ee u dhaxeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya. Qoraalka ayaa lagu sheegay in go'aanka ay soo saareen guddiga uu ahaa mid loo...