Thursday, June 18, 2026
The African Finance Association, a company that provides infrastructure solutions on the continent, said that Somalia has become one of its members, joining Benin, Botswana and Congo as new members of this company. The African Finance Association (AFC), said the accession of Botswana and Somalia to membership enhances the mandate...
Ururka Maaliyadda Afrika, oo ah shirkad bixisa xallinta kaabayaasha qaaradda, ayaa sheegtay inay Soomaaliya kamid noqotay xubnaheeda, iyadoo ku biirtay Benin, Botswana iyo Congo oo xubin cusub ka noqday shirkadan. Ururka Maaliyadda Afrika (AFC), wuxuu sheegay in ku biirista xubinimada Botswana iyo Soomaaliya ay horumariso waajibaadka AFC iyada oo siinaya...
Reports from Khartoum, the capital of Sudan, say that the Somali embassy in the country has been attacked by armed forces and looted. Some of the Sudanese media reported that the armed forces entered the building of the Somali Embassy in Sudan, which consists of three floors, and the armed...
Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas iney gudaha u galeen ciidamo hubeysan oo bililiqo ka geystay. Qaar ka mid ah Warbaahinta dalka Suudaan ayaa baahiyay in ciidamada hubeysan ay gudaha u galeen dhismaha xarunta Safaarada Soomaaliya ee dalka...
Turkey's highly contested presidential election looks set to go to a second round after President Erdogan failed to get 50% of the votes cast. With 97.95% of the votes cast, the state-run Anadolu news agency said Erdogan received 49.34% of the vote, compared to 44.99% for main candidate Kemal Kilicdaroglu...
Doorashada Madaxtinimada Turkiga ee sida adag loogu tartamayo, ayaa u muuqata inay u gudbi doonto wareeg labaad ka dib markii Madaxweyne Erdogan uu ku guul daraystay inuu 50% helo codadkii la dhiibtay. Iyadoo la tiriyay 97.95% codadkii la dhiibtay, wakaaladda wararka ee Anadolu ee ay dowladdu maamusho ayaa sheegtay in...
Three border crossings between Kenya and Somalia, which have been closed for nearly 12 years, are set to be reopened this month, according to the Kenyan government. The three locations - Bulahawa in Mandera County, Liboi in Garissa County, and Kiunga-Daresalam in Lamu County - were closed in 2011 during...
Saddex goobood oo ah xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya oo xirnaa muddo ku dhow 12 sano, ayaa lagu wadaa in bishan dib loo furo, sida ay sheegtay dowladda Kenya. Saddexda goobood oo kala ah, Bulahawa oo ka tirsan degmada Mandheera, Liboi- oo ka tirsan degmada Gaarisa, iyo Kiunga-Daresalam oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saagootiyey  Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Gantaal ee Ilaalo Qaran oo ka qeyb-galaya dagaalka dalka lagaga xoreynayo  Alshabaab. Madaxweynaha Soomaaliya oo ciidamadan kula hadlay xerada ciidanka ee Jeneral Gordon, ayaa u jeediyay khudbad dardaaran ahayd, isagoo sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhammeystirayso halganka...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa isimada iyo waxgaradka gobolka Mudug ka raali galiyay habkii uu u maamulay kuraasta aqalka hoose ee deegaan doorashadoodu tahay gobolka Mudug. Madaxweyne Deni oo ku sugan Gaalkacayo ayaa kulan gaar ah la qaatay Islaam Bashiir Islaam Cabdulle iyo isimada kale, isagoo sheegay in maamulkiisu xaal...