Tuesday, June 16, 2026
Jubbaland President Ahmed Mohamed Islam Madobe met with the US Deputy Ambassador to Somalia Tim Trenkle in Mogadishu. The meeting was one in which the two officials discussed the general situation in the country, especially security, politics and the decisions of the National Consultative Council meeting to restore the power...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed maxamed Islaam Madoobe ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Safiir ku xigeenka dowladda Mareykanka u jooga Soomaaliya, ahna ku simaha Safiirka Tim Trenkle. Kulanka ayaa ahaa mid labada masuul ay kaga arrin sadeen xaalada guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha amniga, siyaasadda iyo go'aanadii kasoo baxay...
Ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan ayaa saakay xirtay waddada gasha madaxtooyada iyo wasaaradaha maamulka Puntland. Ciidamadan ayaa dadka iyo gaadiidka u diidaya inay ka gudbaan waddadan. Waxayna waddada ku jareen tekniko dagaal iyo dhagaxaan. Waddada ay ciidankan goosteen ayaa ah wadddo aad muhiim ah oo ay subax walba u shaqo tagaan...
Ref-IXS/03                                                  Date 29/05/2023                      War-saxaafadeed.   Shir ay Yeesheen Isbaheysiga Ururada Siyaasadda oo ka kooban (55) Urur Siyaasadeed ayaa ka Dhacey Magaalada Muqdisho,kaas oo Looga Hadley Marxaladaha Amni iyo Siyaasadeed ee Dalka, Dood iyo falaqeyn dheer kadib waxaa Shirka kasoo baxey Qodobadda Soo Socda:- 1) Ururada Siyaasadda Dalku waxey Soo Dhaweeyeen Go’aanadii kasoo...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay maanta oo isniin ah dileen siddeed katirsan dagaalamayaasha kooxda Al-Shabaab, sidoo kalena gacanta ku soo dhigeen labo sarkaal oo sare. Dilkan ayaa ka dambeeyay howlgal gaar ah oo ka dhan ah kooxda Alshabaab ah oo ka dhacay deegaano ku dhow dhow degaanada Galcad...
Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, xidhibaano iyo sidoo kale siyaasiyiin horey xilal usoo qabtay ayaa ka soo horjeestay go’aanadii Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashada, iyagoo ku tilmaamay kuwa baalmarsan shuruucda dalka iyo awood qeybsiga. Shakhsiyaadkan ayaa bayaan ay soo saareen waxay soo jeediyeen in wax ka bedel lagu sameeyo qodobada...
Reports from the Lower Shabelle region say that the Ugandan army, part of the African Union ATMIS mission, killed members of the same family yesterday afternoon. The death of the people of the same family, up to six children, came after the Ugandan army stationed in Ambareso area on the...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Uganda  ee qeybta ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS in shalay galinkii dambe ay halkaasi ku dileen dad isku qoys ahaa. Dhimashada dadka isku qoyska ahaa oo gaaraysa ilaa lix ruux oo ah Caruur wada dhalatay ayaa timid kadib markii...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay qaar ka mid ah Isimada Dhaqanka Gobollada Sool iyo Sanaag, kuwaas oo shalay Muqdisho tagay. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka dhageystay Isimada Dhaqanka aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Gobolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo ilaalin...
The National Consultative Council last night reached historic electoral agreements, with the agreement that next year there will be one person and one vote election, and the election will take place once every five years. Somali leaders have also agreed to remove the position of the Prime Minister, replacing it...