Monday, June 15, 2026
Friends of the international community in Somalia have issued an urgent call to demand an end to the conflict in Garowe, the capital of Puntland, between forces loyal to the Puntland president and opposition politicians. The press release from the international community called on the warring parties to end everything...
Saaxiibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa soo saaray baaq deg deg ah oo ay ku dalbanayaan in la joojiyo xiisada colaadeed ee ka taagan magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland, taasoo u dhaxeysa ciidamo kala taabacsan madaxweynaha Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah. War saxafadeedka kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa loogu...
Waxaa saakay oo arbaco ah lagu guulaystay in lakala qaado ciidamadii ku dagaalamayay magaalada Garowe, si loo fuliyo awaamiirtii kasoo baxday isimada gobolka Nugaal. Tallaabadan ayaa dhalisay in xaaladda magaalada Garowe ay saakay degen tahay, kaddib dagaal xalay mar kale dib uga qarxay Garowe, kaasoo socday illaa waaberigii saakay. Lama oga...
Dagaal culus ayaa saacaddan mar kale dib uga qarxay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, iyadoo la maqlayo daryanka madaafiic labada dhinac ay isku adeegsanayaan. Dagaalka ayaa ka socda dhinaca koonfureed ee magaalada Garowe, waxaana uu yimid kaddib markii ay magaalada dib usoo galeen ciidamada mucaaradka, kuwaas oo mar kale isku...
(Reuters) – Ugu yaraan 36 qof ayaa ku dhintay maanta oo Talaado ah rabshado ka dhacay guud ahaan Soomaaliya, kuwaas oo isugu jira dagaallo culus oo ka dhacay maamul goboleedka Puntland iyo qaraxyo bambaano oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka, sida ay sheegeen goobjoogayaal. Dhanka Puntland, dagaal culus...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ahna kusimaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo rabshadaha iyo qalalaasaha ka socda magaalada Garoowe ee Caasimada maamulka Puntland. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa tilmaamay in dagaal uusan xal u aheyn khilaad Siyaasadeedka ka...
The senators in the upper house of Garowe city to resolve the political conflict in the Puntland elections, described the war in Garowe as unfortunate. The senators who spoke to the local media said that they are sorry that their calls for peace in Garowe city were not listened to...
Senatorada aqalka sare ee magaalada Garowe u joogay xal ka gaaridda khilaafka siyaasadeed ee arrimaha doorashada Puntland, ayaa nasiib darro ku tilmaamay dagaalka ka socda Garowe. Senatorada oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay inay ka xun yihiin in la dhegaysan waayay baaqyadoodii nabadeed ee ay ka wadeen magaalada Garowe,...
Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa si rasmi ah furay dastuurka Puntland, si wax looga beddelo qodob ku saabsan tirada ururada siyaasadeed ee usoo gudbaya xisbi. 34 xildhibaan ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay in dastuurka la furo. Kaddib markii guddi gaar ah oo loo xilsaaray furista dastuurka ay baarlamaanka ka...
The news we are getting from the government of the Somali region, especially in the city of Qabridhare, says that a soldier of the Ethiopian Militia opened fire on civilians living in the city of Qabridhare, as confirmed by eyewitnesses to Hiraan Online. This soldier entered the city of Qabridahare...