Monday, June 15, 2026
The Minister of Internal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, held a meeting in Mogadishu with the Special Envoy of the African Union in charge of Somalia, the head of ATMIS Ambassador Mohamed El-Amine Souef, the commander of ATMIS Lt. General Sam Okiding...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan kula qaatay magaalada Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa ATMIS Danjire Mohamed El-Amine Souef, taliyaha ciidanka ATMIS Lt. Jenaral Sam Okiding iyo taliyaha Booliiska ciidanka ATMIS. Kulanka ayaa...
Waxaa magaalada Garowe gaaray wafdi isimo ah, kuwaas oo halkaas u tagay ka qeyb galka shir ay Isimadu kaga hadli doonaan sidii loo dhamayn lahaa khilaafka siyaasadeed ee ka dhex taagan madaxweynaha Puntland iyo mucaaradka. Isimada gaaray Garowe, waxaa kamid ah Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, oo kasoo safray magaalada Gaalkacyo....
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland, Faysal Sheikh Cali jifo-jabsade, ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen shabakado katirsan Alshabaab, kuwaas oo uu sheegay inay doonayeen inay qaraxyo ismiidaamin ka fuliyaan goobaha lagu ciidayo ee Gaalkacyo. Guddoomiyaha gobolka Mudug wuxuu sheegay sidoo kale in laamaha amnigu ay qabteen Shabaabkii Gaalkacyo dilalka...
Dhacdo  naxdin leh ayaa ka jirta Deegaanka Tareedisho ee duleedka Muqdisho, gaar ahaan qabuuraha Macalin Nuur,  taasi oo ku aadan in meydadkii la aasay 50 sanno ka hor ay hadda la baxayaan eheladooda, kaddib markii dad aan la garaneynin ay xili habeen ah burburiyeen qabuuraha. Dhulkan ayaa dhowr iyo 50 ...
More than 700 deaths were recorded in Somalia between 27 May and 23 June 2023, according to a database compiled by ACLED, a project that analyzes armed conflicts. The death was said to be the result of dozens of attacks by the Al-Shabaab group targeting the African Union ATMIS forces,...
In ka badan 700 oo dhimasho ah ayaa laga diiwaan galiyay Soomaaliya intii u dhaxaysay 27-kii May ilaa 23 June-kii 2023, sida lagu sheegay xog ururin uu sameeyay mashruuc lagu magacaabo ACLED, oo ka shaqeeya falanqaynta isku dhacyada hubaysan. Dhimashada ayaa la sheegay inay ka dhalatay daraasiin weeraro ah oo...
The United States has lifted some aid restrictions in Ethiopia in view of progress made in the field of human rights, according to White House national security spokesman John Kirby. The progress in the field of human rights took place especially after the ceasefire agreement signed by the Ethiopian government...
Mareykanka ayaa ka qaaday qaar ka mid ah xayiraadaha gargaarka ee Itoobiya iyadoo la eegayo horumarka laga gaaray dhanka xuquuqul insaanka, sida uu sheegay afhayeenka amniga qaranka ee Aqalka Cad John Kirby. Horumarka dhinaca xuquuqul insaanka ayaa dhacay gaar ahaan ka dib heshiiskii joojinta colaadeed ee ay kala saxeexdeen dawladda...
The African Union Mission in Somalia (ATMIS) has concluded the first phase of what it calls the reduction of its forces after transferring the last two bases that were part of seven bases. The ATMIS mission said that they took this step to enable the reduction of 2000 soldiers. All seven...