Members of the British Parliament have submitted a bill to the council that they want Somaliland to be recognized.
MP Gavin Williamson, who is the leader of the MPs pushing for the recognition of Somaliland, urged the council to take the lead in bringing about the recognition of Somaliland.
"If the...
The Al-Shabaab group claimed responsibility for the attack by hobbyists that took place this morning in the suburbs near the Somali Presidency.
In a statement published by the group on their website, they said that this morning a number of artillery shells hit Villa Somalia.
The number of mortars reached up...
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyada Weerarkii Hobiyeyaashi ee saakay ku dhacay Xaafado u dhaw Madaxtooyada Soomaaliya.
Qoraal ay Kooxdu ku baahisay bogga ay Internet-ka ku lee yihiin ayey waxa ay ku shegeen in saakay ay tiro Madaafic ay ku garaceen Villa Soomaaliya.
Tirada Hobiyeyaasha oo gaarayay ilaa iyo 3 Hoobiye, ayaa...
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ay ka sameyeen inta u dhaxeysa deegaanada Bariire iyo sabiid ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay tuulada lagu magacaabo Macalinka oo u dhaxeysa Bariire iyo Sabiid ayaa...
Additional reports are coming from a number of artillery shells that hit the Somali Presidential Palace in Mogadishu around the morning of the morning prayer.
The mortars caused casualties including death and injuries to civilians in their homes.
It has been confirmed that a Somali father and his daughter died when...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro madaafiic ah oo lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho abaare Salaadii Subax ee Saakay.
Hoobiyaasha ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah oo ku sugna guryahooda.
Inta la xaqiijiyay Aabe Soomaaliyeed iyo Gabar uu dhalay...
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa sheegay inay socdaan qorshayaal lagu fashilinayo guulaha reer Hiiraan ay ka gaareen dagaalka Alshabaab.
Qoraal uu bartiisa Twitter kusoo daabacay, ayuu madaxweyne hore Waare ku sheegay in colaad laga dhex abuurayo beelaha Abgaalka iyo Xawaadle, si Alshabaab loo siiyo fursad ay...
The Minister of Endowment and Religious Affairs of Somalia, who is in the Holy City of Makkah al-Mukarama in Saudi Arabia, spoke about the challenges faced by the Somali pilgrims who performed the Hajj this year.
Minister Robow said that there are 4 Somali pilgrims who died this year, two...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta ee Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Barakeysan ee Makka al-mukarama ee Sacuudi Carabiya, ayaa ka hadlay caqabadihii ay la kulmeen Xujeyda Soomaaliya ee Sannadkan ku soo gutay Acmaasha Xajka.
Wasiir Roobow ayaa sheegay in Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkan geeriyootay ay yihiin 4 ruux oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo saacadahii lasoo dhaafay ka sameeyeen ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland deegaano hoostaga degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada hoose.
Howlgalka ayaa ciidamada is kaashanaya waxay si gaar ah uga fuliyeen goob la sheegay iney isku aruursanayeen dagaalamayaal ka tirsan...


















