Monday, June 15, 2026
Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa soo gebagebeeyey wejigii koowaad waxay ugu yeereen dhimista ciidamadooda kadib markii ay wareejiyeen labadii saldhig ee ugu dambeeyay oo qeyb ka ahaa todobo saldhig. Howlgalka ATMIS ayaa sheegay tallaabadan inay u qaadeen, si ay u suurtagasho dhimista 2000 oo askari. Dhammaan todobada saldhig oo...
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qarax miino oo khasaare geystay oo maanta ka dhacay tuulada Daarunimca ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay ciidamo ka tirsan dowladda iyo kuwa Macawiisleeyda, waxaana ku dhintay laba sarkaal oo ka tirsana ciidanka dowladda iyo kuwa...
The 63rd anniversary of the independence of the Southern Regions from the Italian colony and the union of the Northern and Southern regions of Somalia on July 1, 1960 was held last night in Las-Aanod, the capital of Sool region. The event was attended by members of the two houses...
Waxaa xalay Magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka Sool, lagu qabtay xuska  63-sanno guuradii kasoo wareegtay markii Gobollada Koonfureed  xorrimada ka qataan gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur  ee soomaaliya ee kowdii July 1960-kii. Munaasabada waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno katirsan labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya, Garaadada, isimada dhaqanka,...
The Minister of Defense of Somalia, Abdulkadir Mohamed Noor, together with his Ugandan counterpart, Vincent Bamulangak, has trained thousands of new soldiers in the country's Armed Forces, who have been undergoing military training in Uganda for several months. These new soldiers will be deployed to the front lines of the...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu weheliyo dhiggiisa Uganda, Vincent Bamulangak ayaa tababar u soo xiray kumannaan askari oo cusub oo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka, kuwaas oo muddo dhowr bilood ah tababar ciidan ku qaadanayay dalka Uganda. Askartan cusub ayaa la geyn doonaa furimaha hore ee dagaalka...
The president of the Hiran State administration, Ali Jeyte Osman, issued a circular appointing new members of the Hiran State administration. The circular from the office of President Ali Jeyte Osman appointed the governors of Hiran region and a new region which he named Upper Shabelle. The governor of Hiraan region...
Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay xilalka xubno cusub oo ka mid noqonaya maamulka Hiiraan State. Wareegtada kasoo baxday xafiiska madaxweyne Cali Jeyte Cismaan ayaa lagu magacaabay guddoomiyaasha gobolka Hiiraan iyo gobol cusub oo uu ugu magacdaray Shabeellaha Sare. Guddoomiyaha gobolka...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo waabarigii hore ee saakay ka dhacay tuulada Daarunimca oo ka mid ah deegaanada hoostaga deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamo ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar ku qaadeen tuulada Daarunimca, halkaas oo la sheegay inuu...
Ciidamada Booliiska sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa galinkii hore ee maanta howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada ayaa howlgalkooda ku beegsaday Maxkamad kooxda Al-shabaab ku laheyd deegaan ka tirsan degmada Afgooye, taasoo la tilmaamay in looga soo xukun doonan jiray...