Monday, June 15, 2026
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaaqday inay dib u dhigtay in dib loo furo xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xiriira khataro dhanka ammaanka ah oo kaga imaanaya kooxda Al Shabaab. Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Kenya, Kithure Kindiki ayaa sheegay in qorshayaashii hore la joojin doono illaa laga takhaluso...
Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa sheegtay in ciidamadii Puntland ee ay tababareen Maraykanka iyo Imaaraatku iyo qaar kamid ah ciidankii Soomaaliya ee lagu tababaray Eriteriya ay ka dagaalamayaan Laascaanood. Warbixin ay wasaarada gaashandhigu la wadaagtay beesha caalamka ayay ku sheegtay, in ciidamo kala duwan oo isugu jira argagixiso, ciidamo beleed, ciidamadii...
Garad Jama Garad Ali, a member of the SSC-Khatuma, accused the federal government of Somalia of not being ready to clarify its position on the plight of the people of SSC. Garad Jama, who gave an interview to Dhab TV, said that the federal government is acting as a mediator...
Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Isimada SSC- Khaatuma ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in aysan diyaar u ahayn inay caddayso mowqifkeeda ku aadan dhibaatada lagu hayo shacabk reer SSC. Garaad Jaamac oo wareysi siiyay Dhab TV ayaa sheegay Dowladda federalku inay u dhaqmayso mid labada dhinacba dhex...
More reports are coming out of a serious battle that took place last night in Geriley area of ​​Gedo region, between Jubbaland Darwish forces and Al-Shabaab. The battle came after Al-Shabaab fighters launched a strong attack on the Geriley base, which was one of the bases recently vacated by the...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maqribnimadii Xalay ka dhacay deegaanka Geriley ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Saldhiga deegaanka Geriley oo ka mid ahaa Saldhigyadii ay...
Recently, the National Audit Office said that 21 million dollars is missing from the government's coffers, and the offices where it is missing are in an office under the Immigration and Nationality Agency in Somalia, said the director. Former Director of Immigration and Citizenship in Somalia Dr Mohamed Adan...
Xili dhowaan Xafiiska hanti dhowrka guud ee qaranka uu sheegay in lacag dhan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay qasnada Dowladda, isla markaana xafiisyada ay ku maqan tahay uu ku jiro xafiis hoostaga hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka hadlay Agaasimihii hore ee had’adda...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, today held a meeting with the former President of the Government of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. President Hassan Sheikh has shared with the former president of the country, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, his government's efforts to rehabilitate the...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada qaranka Madaxweynahii hore ee dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagay madaxweynahii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed dadaaladda dowladdiisa ay ku bixineyso howlaha dib u xureynta ee ciidanka xoogga...