Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in 20 dagaalame oo katirsan Alshabaab ay ku dhinteen howlgal ay ciidamadeedu ka fuliyeen degaanada dhaca xadka Soomaaliya.
Iyadoo ay roondo ka wadeen magaalada Mandheera, cutub gaar ah oo ka tirsan booliska ayaa qaaday weerar gaadmo ah, halkaas oo ay ku dhinteen 20 Alshabaab ah, sida...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa beeniyay warar lagu faafiyay baraha internetka, kuwaasi oo sheegayay inuu iska casilay xilkiisa.
Wasiirka ayaa warkaasi ku tilmaamay mid wax kama jiraan ah, isagoo sheegay inuu safar shaqo ugu maqan yahay dalka dibaddiisa.
“Wararka sheegaya in aan is casilay waa been abuur lagu...
The attorney general of the Somali government, Suleiman Mohamud Mohamed, has announced the list of officials of the Somali government, who are believed to have committed crimes of corruption.
The public prosecutor said that the list he disclosed includes those who have been arrested on corruption charges and those who...
Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, Suleymaan Maxamuud Maxamed, ayaa shaaciyay liiska shaqsiyaad mas'uuliyiin ah oo Dowladda Soomaaliya katirsan, kuwaasi oo loo haysto inay ku kaceen dambiyo musuq maasuq.
Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay liiska uu shaaciyay inay isugu jiraan kuwa u xiran eedeymaha musuq maasuqa iyo kuwa dalka dibaddiisa ku...
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Council for Somalia and Head of ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, along with other officials of ATMIS, welcomed a high-level delegation from the African Union led by the Director of Conflict Management in Mogadishu. .
In the next three days,...
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale ee ATMIS, ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Maaraynta Khilaafaadka.
Wafdiga ayaa saddexda maalmood ee soo...
Reports from the Gedo region of the Jubbaland administration say that in the past hours, Kenyan government warplanes have carried out heavy bombings in El Adde area of the region.
Kenyan warplanes are reporting that the bombings were carried out in El Ade Halay and Saakay areas, and caused casualties...
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in sacaadahii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya iney duqeymo culus ka geysteen deegaanka Ceel cadde ee gobolkaas.
Diyaraadaha dagaalka Kenya ayaa lasoo warinaya in duqeymaha ay ka geysteen deegaanka Ceel cadde Xalay iyo Saakay, waxaana ay sababeen khasaare...
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo faah faahin ka bixiyay warqad ay maxkamada sare u gudbiyeen, ayaa sheegay in ay maxkamada ka dalbadeen fasiraad sharci oo la xidhiidha xeerarka doorashooyinka.
Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf oo waraysi siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in kadib is badalo ku yimid hanaanka doorashooyinka...
The Kenyan government has announced that it has delayed the reopening of its border with Somalia, due to security threats from the Al Shabaab group.
The Secretary of the Ministry of Interior in Kenya, Kithure Kindiki said that the previous plans will be suspended until the threat of terrorism is...


















