Dowladda Ingiriiska iyo Xafiisyada Qaramada Midoobay ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan isku xirka arrimaha bini’aadantinimada, kaas oo looga gol leeyahay in wax looga qabto dhibaatooyinka bini’aadantinimo ee ka taagan Soomaaliya.
Heshiiskan ayaa qeexaya bixinta lacago dheeri ah oo loogu talagalay baahiyaha degdegga ah ee nafaha lagu...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay fiidkii hore ku dhexmaray nawaaxiga deegaanka Beera yabaal oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii ciidanka dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar culus ku qaadeen goob ku...
Dab xoog leh oo wada qabsaday dhammaan Suuqa Taywaan oo ah suuqa ganacsi ee ugu weyn magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaaliyeed ee dalka Itoobiya.
Dabkaan ayaa waxay wararku sheegayaa in wada qabsaday dhammaan suuqa oo dhan. Dab-damiskii soo gaaray ayaa ilaa hadda aan ku guuleysan in ay damiyaan.
“Suuqii weynaa...
Waxaan Rabaa in aan Talo Qaran Soo Jeediyo Taasoo ku Socota Labada Nin ee Lakala yiraahdo Dhaqane iyo Daahir kuwaas oo aan weli Dunida kusoo Biirin oo aan weli Dhalan Laakiin ay Rag kale Magacooda isticmaalayaan waa labo nin oo dalka iyo Dadku aad ugu Baahanyahey Hase yeeshee aaney...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa laalay shaqo joojin uu ku sameeyay labo kamid ah agaasimayaasha wasaaradda maaliyadda, kuwaas oo kala ah, agaasimaha dakhliga iyo xisaabiyaha guud.
Labadan masuul ayuu horey wasiirka maaliyadda shaqada uga joojiyay sababa la xiriira eedeymo maamul xumo oo loosoo jeediyay. Wasiirku ma sheegin...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare, Senator Cabdullaahi Xirsi Timacadde ayaa soo dhoweeyay golaha cusub ee Khaatumo-SSC, kuwaas oo shalay Laascaanood looga dhawaaqay.
Guddoomiye ku xigeenka aqalka sare ayaa sheegay in dowladda Federalka Soomaaliya iyo hay'adaha caalamiga ah ay si dhow ula shaqayn doonaan maamulka cusub, si loo dardar...
Agaasimihii guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdiqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii hey’addaas, una gudbiyay istiqaaladiisa Wasaaradda amniga Gudaha.
Cabdiqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa ka mid ahaa 18 xubnood oo Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka ku eedeysay musuq maasuq iyo lunsasho xoolo...
The Chairman of the Somali People's Assembly Sheikh Adan Mohamed Noor (Madobobe) has appointed a special committee to review the agreement of the National Consultative Assembly which the government submitted to the People's Assembly.
The five-member committee will make recommendations on the agreement signed by the government, and then they...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddi gaar ah oo kasoo talabixiya heshiiskii Golaha Wadatashiga Qaran oo ay xukuumaddu usoo gudbisay Golaha Shacabka.
Guddigan oo ka kooban shan xubnood ayaa waxay kasoo talo bixindoonaan heshiiska xukuumaddu gashay, kaddibna baarlamaanka ayay dib ugusoo celin doonaan talo...
An attack on the false border between Kenya and Somalia in which Kenyan forces killed 20 Al-Shabaab.
The Kenyan police have confirmed that 20 al-Shabaab fighters have been killed in an operation carried out by its forces in areas bordering Somalia.
While patrolling in Mandera city, a special unit of the police carried out an ambush, where 20 al-Shabaab were killed, according to the police on their...


















