The MPs of the two houses of the federation representing Puntland, who were in Garowe to find a solution to the political conflict between President Deni and the opposition, issued a statement saying that it is not possible to hold elections in Puntland on time.
The parliamentarians of the two...
Xildhibaanada labada aqal ee federaalka ku matala Puntland, kuwaas oo Garowe u joogay xal u helista khilaafka Siyaasadeed ee madaxweyne Deni iyo mucaaradka, ayaa soo saaray war murtiyeed ay ku sheegayaan in aysan suurta gal ahayn in doorasha qof iyo cod ah xilligeedii laga qabto Puntland.
Xildhibaanada labada aqal ayaa...
(CNN) Ten al-Shabaab members were killed by airstrikes conducted by US Africa Command in Somalia in the overnight hours of Saturday, the Defense Department announced.
"At the request of the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command conducted three collective self-defense airstrikes overnight in a remote area near Afmadow, approximately...
Wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho ka sagootiyay guutada 24aad oo loogu magac daray Khaalid Binu Waliid.
Ciidamadan ayuu wasiirku sheegay inay ku biiriyaan furimaha dagaalka Alshabaab. Wuxuu sheegay in looga fadhiyo inay guul ka gaaraan dagaalka Alshabaab oo ay dowladdu waqti galisay.Ma sheegin wasiirku halka...
Inkastoo ay ahayd masiibo inteeda la'eg dabkii habeen hore ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaanka, haddana waxaa mar walba oo masiibooyin noocan oo kale ah ka dhacaan degaanka Soomaalida la iswaydiiyaa sababta wakhtigeeda loogu xakamayn waayo, ee keenta inuu basbeelo ama la xakamayn kari...
Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa caawa Isku shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirrada, taasoo saameysay wasiirkii maaliyadda ee xukuumaddiisa.
Raysal wasaare Xamse ayaa Biixi Iimaan Cige ay u magacaabay Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya iyadoo xilka looga qaaday Wasiirkii xilkaas hayay ee Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
Sidoo kale, raysal wasaaraha...
Fadhigii baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ayaa kusoo dhamaaday buuq iyo isfahanwaa xilli baarlamaanku uu u ballansanaa inuu bilaabo la xisaabtanka golaha xukuumadda.
Xildhibaannada baarlamaanka ayaa ku eedeeyay guddiga joogtada ah inay ku xadgudbeen xeer hoosaadka baarlamaanka, iyo hannaanka loo marayo la xisaabtanka xukuumadda.Xildhibaan Cabdirashiid Jiley ayaa sheegay inay gef ku...
Dab ayaa fiidnimadii xalay ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaan kaas oo khasaare laxaadleh gaystay, inkastoon wali aan la shaacin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaas.
Inkastoo wali aan la ogaan waxa sababay dabkan balse wararka qaar ayaa sheegaya in meherado ku dhexyaal suuqan...
Imtixaanka Dugsiga Sare ee 2022/2023 oo 1.500 Ardey kor u Dhaafeysa ay degmada B/weyne u Fariisteen.
Waxaa Maanta oo Sabti ah Imtixaanka Fasalka 12-aad ee dugsiga sare oo ay sanad walba qaado dowladda Soomaaliya u fariistay ardyada ku nool magaalada Baledweyne oo uu horay kaga baaqday Imtixaanka, kadib Fatahaadii uu dhawaan ka sameeyay wabiga Shabeelle gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Ardayda Maanta u fariisatay...
The British government and the United Nations Offices have signed a memorandum of understanding on coordinating humanitarian issues, which aims to address the humanitarian problems in Somalia.
This agreement specifies the payment of additional funds for emergency life-saving needs, and the UK Embassy in Mogadishu announced it on Friday.
The British...


















