Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaanka Xaaji Cali lagu dilay Taliyihii Ururka 3-aad ee ciidanka Daraawiishta Booliiska Soomaaliya ee gobolka Shabeelaha Dhexe Cabdulqaadir Maxamed Xaashi oo loo yaqiinay Juuqlaawe.
Taliye Juuqlaawe ayaa ku geeriyooday dagaal beeleed saakay aroornimadii hore ka dhacay deegaanka Xaaji Cali oo ka...
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ciidamadii ugu badnaa ay ku hareersan yihiin deegaanka Ruunirgood oo ay ku sugan yihiin kooxda Al-shabaab.
Ciidamada ku hareereysan deegaanka Ruunirgood ayaa ujeedkoodu yahay sidii ay deegaankaas uga saari lahayeen kooxda Al-shabaab oo halkaas ku leh difaacyo adag.
Sarkaal ka tirsan ciidanka...
Machadka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa marti galiyay wada-hadalladii 2-aad ee Badda Cas oo ka dhacay Addis Ababa, kaasoo hal ku dhiggiisu uu ahaa baahida Iskaashi Goboleed ee badda cas.
Madaxa fulinta machadka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Jacfar Bedru oo warbaahinta la hadlay, ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimada...
Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan gobolka Siti ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka socdo tuulooyin kuyaala galbeedka gobolka ee Dowlad degaanka Soomaalida.
Dagaalkan oo socday labadii maalmood ee lasoo dhaafay ayaa waxa uu si gaar ah uga socdaa magaalada Dhuunyar...
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa la filayaa in ay ka baxaan dalka dhamaadka December 2024, sida uu sheegay la taliyaha amniga qaranka, Xuseen Sheikh Cali.
Ciidamada Itoobiya ayaan ka mid noqon doonin ciidamada AU-da" ee ka howlgali doona Soomaaliya marka uu dhamaado howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo barqanimadii maanta ku dhexmaray gudaha degmada Bardaale ciidamada Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo maleeshiyo beeleed hubeysan.
Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Taliyihii Saldhigga Booliiska degmada Bardaale ee gobolka Baay Cali Boorow iyo saraakiil kale oo ka tirsan...
Wararka naga soo gaaraya degmada Bardaale ee gobolka Baay ayaa sheegaya in maanta uu halkaas ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidanka Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed iyo ciidamo maleeshiyo beeleed ah.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidanka maleeshiyo beeleedka ah ay weerar xoogan ku qaadeen fariisimo gudaha magaaladaasi ay...
Dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn dhanka cirka ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aanan duuliyaha laheyn ee loo yaqaano Drones,ka oo ka dhacay gobolka Bari in lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Daacish.
War kooban oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in howlgalka duqeynta ah iney iska kaashadeen...
Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidankii badali lahaa kuwa ATMIS ee la filayo in dhamaadka sanadkaan dalka isaga baxaan.
Wasiir Fartaag ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay haatan ku filan yihiin la wareegida amniga guud ee dalka, islamarkaana aysan jirin wax...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta laga cafiyay deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka (UPU) kadib wadahadalo ku dhexmaray magaalada Berne ee dalka Switzerland Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Soomaaliya Maxamed Aadan Macalin Cali Soomaali iyo Agaasimaha guud ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) Mr. Masahiko Metoki.
Ujeedka safarka wasiirka ee magaalada Berne ayaa...


















